Taliska ciidanka Booliiska Degmada Hobyo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen horjoogihii maaliyadda gobolka Mudug ee kooxda Alshabaab.
Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabaas Sheikhdoon ayaa la sheegay inuu ku sugnaa deegaanka Jowle ee gobolka Mudug, ka hor inta uusan hay'adaha amniga iskusoo dhiibin.
Taliye ku xigeenka Booliska Hobyo Nuuriye Ciise Xuseen...
Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Tooreey ay ku dhufatay xaaskiisa hooyadeed (Soddohdiis).
Lama oga sababta ka dambeysa falkaan, hase ahaatee wararka aanu horudhaca u helayno waxay sheegayaan inuu jiray khilaaf qoyska dhexdiisa ka taagnaa. Hooyada...
Ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland guutada Birjeex ayaa howlgal ay ka sameeyeen dhulka howdka ah ee ku yaala duuleedka deegaanka Buula Xaaji ku dilay kuna dhaacaway xubno ka tirsanaa kooxda Al-shabaab.
Howlgalka ayaa lasoo wariyay in ciidanka ay ku dileen 2 xubnood oo ka mid ahaa xubnahii Al-shabaab ee dhawaan weeraray...
Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay qaraar ku saabsan in ciidamada qalabka sida ee Turkiga la geeyo Soomaaliya muddo labo sano ah.
Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu ayaa ku warantay in Tallaabadan ay ku soo beegantay heshiiska iskaashiga difaaca ee Turkiga iyo Soomaaliya, si loo sugo Ammaanka iyo Xasiloonida Soomaalia iyo...
Xiriirka caalamiga ah ee saxafiyiinta (IFJ) ayaa ku booriyay dowladda Soomaaliya in ay ka laabato sharciga macluumaadka rasmiga ah ee (OIB) iyadoo sheegtay in sharciyadan ay saameyn ku yeelan karaan xaqa macluumaadka.
Sida ay sheegtay IFJ, sharcigaan ayaa si weyn uga hor imaanaya halbeegyada caalamiga ah, oo ay ku jiraan...
Ciidamo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgalo burburin ah ka wada dhulkii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo ku yaala degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Howlgaladaan burburinta ah ayaa yimid kadib markii ciidamadaan ay ku jarmaadeen aroornimadii hore ee saakay halka uu ku yaalo dhulka Wasaaradda arrimaha gudaha...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa si adag uga jawaab celiyay dhaliilo qaar ka mid ah siyaasiyiinta u jeediyeen dowladda Fedaraalka.
Wasiir Jaamac ayaa sheegay iney jiraan siyaasiyiin xil ku raadinaya sharaf dilka ciidamada qaranka oo maalin walba baraha bulshada la taagan wax ka sheega...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golahiisa Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya.
Xubanaha cusub ee uu magacaabay Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ka kooban afar ruux oo dhamaantood ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
"Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku fashilantay dagaalka Alshabaab. Waxa uu sabab uga dhigay in la marin hababiyay hannaanka loola diririyo Alshabaab.
Shariif Sheikh Axmed oo shir jaraa’id magaalada Muqdisho ku qabtay, ayaa sheegay in aysan jirin hal guuto oo katirsan...
Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay dacwada xilka xayuubinta ah ee ka dhanka ah Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf.
Golaha ayaa saaka iskugu yimid in uu codka u qaado dacwada xilka-xayuubinta ah ee lagu soo oogay Xildhibaan Abiib, lakiin waxa buuxsamiwaayay kooramka oo looga baahnaa...
















