Thursday, August 13, 2026
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedyada macno darrada ah ee ka socda degmada Luuq ee gobolka Gedo. Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa maamulka goboleedka Jubaland ay qaadayso tallaabooyin degdeg ah oo lagu...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, Alshabaab inay qeybo kamid ah gobolada dalka ka bilaabeen iska horkeenidda qabaailada si ay colaad uga dhex abuuraan, dhexdoodana uga abuuraan cadowtinimo. Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu sheegay ujeeddada ay Shabaabku ka leeyihiin  tallaabadan in ay tahay, sidii ay u cuuryaamin lahaayeen...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed maanta markale ka dhacay gudaha degmada Luuq ee gobolka Gedo, kaasoo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo halkaas wada dega. Dagaalka maanta ka dhacay Luuq ayaa ah mid daba socda dagaal labadii maalmood ee lasoo dhaafay halkaas ku dhexmaray ciidamo kala taabacsan...
Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Puntland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah looga howlgaliyay degaanadii dhawaan dirirtu ku dhex martay labo maleyshiyo beeleed. Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud  ayaa sheegay ciidamada isku dhafka in ay ka howlgali doonaan dhulka xiriiriya Galdogob iyo Bandiiradley, isagoo sheegay hadda...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa kooxda Al-shabaab kala wareegay Tuulada Filfile oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose. Tuuladaan lagu magacaabo Filfile oo dhanka Waqooyi kaga beegan deegaanka Buulo Xaaji ayaa la sheegay in kooxda Al-shabaab...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhawaan kasoo baxay raysal wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed, kaasoo sheegay in aan loo baahnayn in ay Soomaaliya safarro badan u gasho si loo xalliyo khilaafka arrimaha badda ee kala dhaxeeya. Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta ka hadlayay kalfadhigga 5-aad...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 5-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jeediiyay khudbad muhiim ah oo dhinacyo badan taabaneysay, sida arrimaha doorashada, Dastuurka, dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo dagaal beeleedyada dalka kusoo laablaabtay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Dowladda Soomaaliya ayaa bixisay lacag dhan $7,853,071, taas oo ah sanad miisaaniyadeedka 2024/2025 ee Dallada Bulshada Bariga Afrika ee EAC. Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka fiican tahay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, oo ku biirtay ururkan labo sano ka hor, kuwaasoo weli aan waxba kusoo kordhin dallada. "Ku biirista Soomaaliya...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska Keir Starmer oo ku guulaystay doorashada UK. Hadal uu madaxweynuhu kusoo qoray bartiisa X ayuu ku yiri sidatan, “Waxaan rajeynayaa inaan si wadajir ah uga wada shaqeyno si aan u xoojino iskaashiga istaraatiijiyadeed ee soo...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku ammaanay dowladda Turkiga kaalmada ay siiso Soomaaliya in ay tahay kaalmo aan dano gaar ah laga lahayn. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Turkigu yahay waddanka kaliya ee taageero muuqata ka geystay Soomaaliya. Waxa uu sheegay taageeradiisa in ay tahay mid aan...