Friday, November 6, 2026
Ku-simaha Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, oo khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la qaato sharciyo doorasho oo la fulin karo iyo in la dhiso guddi doorasho oo madaxbannaan. James Swan ayaa sidoo kale ku celiyay sida ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in go’aamada kasoo baxa shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socda uusan wax saamayn ah ku yeelan doonin dhankooda. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa hadalkaan ku sheegay isagoo la hadlayay warbaahinta gudaha. Waxa uu sheegay in shirarkii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran...
Shirka golaha wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta galaya maalintii labaad. Shirkaan oo uu guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka qeyb galayaan Raysal wasaare Xamse, ku xigeenkiisa, madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada kala ah Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug,...
Markabka Turkiga ee Oruç Reis ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo Soomaaliya dhammaadka todobaadkan, sida uu sheegay wasiirka tamarta iyo kheyraadka dabiiciga ah Alparslan Bayraktar. Wasiirku waxa uu ku dhawaaqay hawl-galkan shir ka dhacay caasimadda Ankara 2-dii Oct. Tallaabadan ayaa waxay daba socotaa heshiis ay Turkiga iyo Soomaaliya kala saxiixdeen oo...
Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 45 ruux oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinten xeebaha dalka Jabuuti, kadib markii quuseen biyaha Badda Cas doomahii ay la socdeen. Dadkaan dhintay ayaa qeyb ka ahaa 310 ruux oo saarna laba doomood oo kasoo shareecday xeebaha dalka Yamen, waxaana dadkaas laga...
Waxaa goordhaw si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowlada Fedaraalka Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo madaxda Golaha diiradda ku saarayaan xaalada amniga dalka,...
Wasiirka arrimaha Dibadda dalka iiraan Abbas Araghchi oo ka hadlayay weerar culus oo Xalay Iiraan ku qaaday Isra'iil ayaa sheegay in weerarka la soo gabagabeeyay kuna ekaa intaas. Weerarka Xalay Iiraan ku qaaday Isra'iil ayaa ahaa mid loo adeegsaday gantaalaha ballaastikada oo tiro ahaan gaarayay in ka badan 180 gantaal...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday hoyga safiirka  Imaaraadka Carabta ee Sudan. Wasaaradda ayaa weerarkaan ku tilmaamtay xadgudub  ka dhan ah shuruucda caalamiga ah, waxayna soo jeedisay in loo baahan yahay in la dhowro xurmada...
Dowladda Soomaaliya ayaa Mareykanka la saxiixatay heshiis ku kacaya 68.5 Milyan oo Doollar, kaasoo  lagu xoojinayo horumarka dhaqan-dhaqaale ee muddada fog. Heshiiskan ayaa waxaa Muqdisho u saxiixay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beene-Beene), Wasiirka Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige, iyo Madaxa USAID ee Soomaaliya, Ms....
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Labada masuul ayaa halkaas waxaa kusoo dhaweeyay Taliyahii xilkaan laga qaaday Sarreeye Gaas Sulub axmed Firin oo hada...