Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan.
Madaxweyne Deni waxa uu sheegay inay u baahan yihiin in meel fagaare ah oo Soomaalidu marqaati ka tahay lagu wada hadlo, wuxuu intaas ku daray...
Dowladda Masar ayaa ka hadashay hub ay kasoo dajisay magaalada Muqdisho oo ay ugu talo gashay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Masar ayaa lagu sheegay in shixnadan hubka ah ay Masar ugu talo gashay si ay u taageerto una dhisto awoodda ciidamada Soomaaliya.
"Shixnaddu waxay dib u...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa walaac ka muujisay saanad milatari oo ay dowladda Masar siisay Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay ku dambayn doonto gacanta kooxaha argagixisada,
Hadalkan ayaa lagu sheegay maalin kadib markii Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Masar uu hub culus kasoo dajiyay magaalada Muqdisho.
Wasiirka arrimaha dibadda...
Maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa si kulul uga horyimid talaabo uu qaaday maamulka Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka SSC Khaatumo Najiib Barkhadle Warsame ayaa xadgudub iyo meel ka dhac ku tilmaamay in Puntland ay sheegato qeybo ka mid ah dhulka SSC Khaatumo.
”Waa wax aan sinaba loo...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qeyb galaya shir weynaha madaxda Caalamka ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay.
War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Raysal wasaaraha uu ka...
Ciidamada Booliiska maamulka Hirshabeelle ayaa howgalo ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe kusoo qabqabtay rag burcad ah oo dhac u geysanaayay.
Ragaan burcada ah ee gacanta lagu soo dhigay ayaa ka kooban 5 ruux, waxaana la sheegay in lasoo qabtay iyagoo ku...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa weerar qorsheysnaa ka fuliyay deegaanka Qeydar Cadde oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Deegaanka Qeydar Cadde oo qiyaas ahaan degmada Xudur kaga beegan dhanka Waqooyi Galbeed 30 KM ayaa lasoo wariyay iney ku dagaalameen...
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in isfaham hordhac ah laga gaaray khilaaf adag oo maalmahii lasoo dhaafay u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in masuuliyiin uu hormuud u yahay Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo Baydhabo u tagay...
Safiirka Cusub ee Dalka Mareykanka ay Soomaaliya Magacowday oo Waraaqihii Aqoonsiga Laga Gudoomiyey.
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacaawday dalka Mareykanka Daahir Xasan Carab.
Danjiraha Soomaaliya ee Washington Daahir Xasan Carab ayaa sheegay in madaxweyne Biden uu kala hadlay adkeynta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.
Danjire Daahir...
Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan ayaa digniin adag loogu diray dowladda Itoobiya oo la sheegay in abaabul ka dhan ah madaxbanaanida dowlada Fedaraalka Soomaaliya ay ka wado xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dowladda Itoobiya.
Maamulka gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa lagu faray ciidamada qalabka sida iney adkeeyaan amaanka...


















