Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka ayaa ku bogaadiyey guddoonka, xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare shaqadii baaxadda lahayd oo ay soo qabteen kalfadhiyadii hore ee Baarlamaanka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka labada Aqal...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish.
Madaxweyne Xasan Sheikh oo khudbad ka jeedinayay furitaanka Kalfadhigga baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay, in dowladda Soomaaliya uu waajib ka saaran yahay in ay garab istaagto Puntland, isagoo...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalo culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warsaxafadeed kasoo baxay Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa lagu shaaciyay magacyada 5 ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab looga dilay dagaalkii cuslaa ee maalin ka hor...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa goordhaw dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa ee gobalka Shabeellaha Dhaxe.
Dib ula wareegista deegaanka Ceelbaraf ee ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa timid markii halkaas 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay gacanta ku hayeen...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaan ku qaadeen Xalay saqdii dhexe deegaanka Dabagalo oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Weerarkaan ay fuliyeen ciidamada is kaashanaya ayaa lagu dilay ilaa lix xubnood oo ka tirsanaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin wax diidma ah oo lagu sameeyay dalabka Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la sheegay in laga hor istaagay warqadii habraacada Baasaboorka Diplomaasiga ee uu ku dalban lahaa Visa ha dal ku galka dalka...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay la wareegtay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Kooxda Al-shabaab ayaa la sheegay in galabta ay si nabad ah kula wareegtay gacan ku heynta deegaanka Ceelbaraf.
La wareegista Al-shabaab ee deegaanka Ceelbaraf ayaa kusoo aadeysa, kadib markii kooxdu...
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar kusoo saaray in la joojiyo ajaaniibta sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland.
Madaxweyne Deni ayaa faray dhammaan hay’adaha maamulkiisa ee ay khuseyso amarkan in ay ka hawlgalaan si loo dhaqan-geliyo go’aankan lagu mamnuucayo dadka ajaanibta ee sida sharci darrada ah ugu soo...
Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa baahiyay sawirka iyo macluumaadka Horjooge lagu magacaabo Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble oo loo yaqaano Wadaad, kaasoo kooxda Al-shabaab u qaabilsan waxay ugu yeeraan zakawaatka gobolka Banaadir.
NISA ayaa shaacisay iney si weyn ay ugu raad joogto horjooge Cabdullaahi Wadaad oo...
Wararka ka imaanaya Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay aroortii ay weerar ku qaadeen Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab saldhigyada ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Macawiisleeyda ay ku lahaayeen degaanka Ceel Cali Axmed ee hoostagta Degmada Aadan Yabaal.
Degaanka ayaa waxaa laga ilaaliyaa Degmada Aadan...


















