Friday, August 7, 2026
Bayaan kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in uu Ra'iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre uu xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire Cabdalla Al-Cuteybi. Labada Mas'uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo ururka Jaamacadda Carabta gaar ahaan...
Dalalka Aljeeriya iyo Soomaaliya ayaa codsaday fadhi deg deg ah oo ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayaan dhibaatada ka dhalan karta weerarrada Israa’iil ay ka geesanayso Suuriya. Codsigaan ayaa yimid kadib wadatashi iyo is afgarad ay yeesheen wakiilada wadamada Carabta ee kusugan magaalada New York, Shir-guddoonka Golaha...
Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka, saddexdii sano ee u dambaysay, ay u gacan galeen shirqool uu dal carbeed soo maleegay. Fahad Yaasiin waxa uu tilmaamay in shirqoolkaasi ay fuliye ka noqdeen laba qof oo si toos ah xilal...
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay in ay hayaan shan urur oo soo buuxiyay shuruudihii Guddiga uu horey ugu dejiyay ururada Soomaaliyeed ayna noqon doonaan shantaasi urur kuwa ka qeyb gali doono doorashada golaha degaanka ee dhici doonta Bisha Lixaad ee sanadkaan. Ururada Shahaadada...
Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo magaalada Laascaanood, iyada oo sheegtay in Laascaanood ay ka mid tahay dhulkeeda, isla markaana aanay ogolaan doonin in Xamse Cabdi Barre yimaado. Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo la hadlay warbaahinta, ayaa...
Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda beesha Jareerweyne iyo qoyska uu ka dhashay Allaha u naxariistee Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa si adag u beeniyay warar been abuur ah oo sheegayay in la sumeeyay marxuumka, kaddib markii uu xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday isbitaalka Digfeer ee...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku hawlan tahay qorshe ay xidhiidh kula yeelanayso Somaliland, xilli Maraykanka ay ka socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu aqoonsado Somaliland. Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Christopher Landau, ayaa sheegay inuu baryahanba si qoto dheer u dersayay sidii Washington xidhiidh ula yeelan lahayd Somaliland....
Raysal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cabdiqaadir Maxamed Nuur. Raysal wasaare Xamse Cabdi oo ka hadlaayay munaasabada xil wareejinta ayaa sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga ay laf dhabar...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra'iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi. Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga...
War saxaafadeed ayaa laga soo saaray kulan ay wada yeesheen Madaxda Dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka dhacay magaalada Kampala ee xarunta dalkaasi Uganda oo booqasho hal maalin ah shalay uu ku tagay Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Uganda...