Thursday, August 6, 2026
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta la filayaa inay yeeshaan kulankoodii ugu dambeeyay ee ay isugu imaaayaan afartii sano ee lasoo dhaafay. Fadhiga baarlamaanka ee maanta ayaa lgau wadaa in looga doodo qaraar ku la xiriira dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, kaasoo qorshuhu yahay in loo gudbiyo baarlamaanka lasoo dhisayo. "Maanta...
Shacabka kunool degmada Garissa ee Kenyanka ah ayaa waxaa looga digay inay qariyaan qaxootiga Dhadhaab ee diidan in dib loo celiyo kuwaasoo qaarkood laga yaabo inay Garissa yimaadaan si arinkaa ay uga baaqsadaan. Isku duwaha hawlaha dawlada Kenya ee gobolka Waqooyi-bari Kenya Maxamuud Saalax ayaa uga digay dadka kunool magaalada...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo Taliyaha Booliiska Somalia Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa Maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliiska Jubbaland ee Kismaayo.Taliyaha iyo Madaxweynaha ayaa kormeeray qaybaha Saldhiga Magaalada Kismaayo uu ka kooban yahay, kaas oo hadda Talis Guud u ah Ciiidamada...
Ciidamada Danab ee dowladda Somaliya ayaa howlgallo Qorshaysan ka fuliyay demgada Sunguuni ee gobolka Jubbada dhexe ,iyaga oo bur-buriyay Saldhig  ay halkasi ku lahayd kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia. Waxaa hawl-galkan sidoo kale lagu bur-buriyay goob- isbaaro ahayd oo ay kooxda Al-shabaab u adeegsan jirtay in ay dadka...
Cali Daahir Xeroow oo muddo ku siman Afar cisho u xirnaa maamulka gobolka Hiiraan, ayaa dib u hellay Xorriyadiisii, kaddib Dadaal dheeraad ah oo sii deyntiisa u gallaan odayaal, waxgarad iyo suxufiyiinta ka howlgala magaalada Beledweyne.Illaa iyo hadda maamulka si rasmi ah uma uusan shaacin sababaha loo xiray...
Booliska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa gacanta kusoo dhigay ninkii dilay imaamka iyo kaaliyihiisa labo maalmood kahor. Saacado kadib markii 1000 qof oo baroor diiqayay ay ka qeyb galeen aaska labadaa nin ee madaxa laga toogtay ayagoon waxba galabsan ayaa boolisku sheegay in Isniintii shalay habeynkii ay soo...
Qaar ka tirsanaa maxaabiista xabsiga Gontanamo Bay ayaa waxaa loo wareejiyay dalka Imaaraadka Carabta. Waxaa iminka kusoo haray tiro dhan dhowr iyo lixdan maxbuus oo qura Gontanamo. Arintan haatan la sameeyay ee ah u wareejinta maxaabiistaa dalka Imaaraadka ayaa qeyb ka ah dadaal dawlada Mareykanku kudooneyso inay maxaabiista halkaa kujira...
-Dawlada Puntland ayaa qabqabatay dad gaaraya boqolaal kuwaasoo damcsanaa inay u tahriibaan Yemen. Dadkaa lasoo qabtay ayaa doomo usii saarnaa Yemen marka lasoo qabqabtay ayagoo markaa bilaabayay safarkooda. Dawlada Puntland ayaa sheegtay in dadkaa ay soo qabqabatay kadib markii sirdoonka Puntland aysoo sheegeen xogta kusaabsan safarkooda. 249 qof oo Itoobiyaan u badan...
Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Amniga Puntland ee PSF, ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay gaari u lahaa Nuur Deeq oo ay sheegeen inuu Al-shabaab u qaabilsana dilalka magaalada Gaalkacyo ka dhaca. Gaarigan oo ah nooca Soomaalidu u taqaanno Land Cruiser, ayaa lahaa labo taargo oo Somalia iyo...
Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dhowr dal oo shaqaalaha samafalka weeraro loogu geystay sanadkii aanu soo dhaafnay ee 2015. Sidaa waxaa sheegtay heyada Humanitarian Outcomes ee caalamiga ah. Si kastaba ha ahaatee, Humanitarian outcomes waxay sheegtay in Afghanistan uu yahay dalkii weerarada ugu badan loogu geystay shaqaalaha samafalka sanadkii...