Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qiray in MOU ay saxiixday Xukuumadii RW Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Sannadkii 2009-kii ay ku saxsanayd, Arrinkaasna ay mudan tahay in lagu amaano.
Xeer illaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa hore u eedeynayey dadkii saxiixey heshiiskaas,waxaana lagu soo waramayaa in uu u kicitimey dalka Norway oo muranka labadda dawladood dhexda u taagnetd lana oran karo qeyb weyn ayey ku laheyd.
Dadka Soomaaliyeed ayaa mar walba oo murankan la soo qaado waxey si wada jir ah uga mideysnaayeen sida ay uga soo horjeedaan in aan Badda sooaaliya muran geli karin lana qaadan karin taako ka mid ah Badda Berriga iyo Hawada Soomaaliya,taas oo meesha ka saartey kala aragti duwanaashaha dhexdooda ah.
warsom2011@gmail.com








