Dhaq-dhaqaaqa black lives Matter ayaa dibad-baxyo si weyn loo dareemay ku qabtay ilaa todobo magaalo oo ka tirsan Canada ,kuwaasi oo looga soo horjeeday dil magaalada Ottowa loogu gaystay Cabdiraxmaan Cabdi oo ahaa 37 sano-jir Somali ah oo haystay dhalashada Canada.
Dibad-baxayaal sitay boorar lagu dalbanayo in cadaalad loo helo...
Waxaa xilli dhaw laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, Maydka Allaha u Naxariistee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareyanka, waxaana naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay calanka Somalia.
Ciidammo ka tirsan kuwa Millateriga Somalia ayaa Salaan-sharaf siiyay Meydka, iyadoo la garaacay Astaanta Qaranka,...
Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya, C/Salaam Cumar Hadliye iyo dhiggiisa, waa Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka, Mr. John Kerry ayaa ku kulmay caasimada Nairobi Kenya.
John Kerry ayaa haatan booqasho ku maraya Afrika gaar ahaan Kenya iyo Nigeria. Hadliye ayaa ka mid ahaa waziiro badan oo dalalka Afrika kasoo jeeda...
Xukuumada kumeel gaarka ah ee Jubaland ayaa sheegtay inay Kenya ka saacideyso xogta kusaabsan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Wafdi kasocday Jubaland oo uu hoggaaminaayay Wasiirka Amniga Jubaland Cabdirashiid Xassan C/Nuur ayaa shalay la kulmay guddoomiyaha Mandheera, Fredrick Shisia. Waxay ka wada hadleen arimaha ammaanka xadka.
Shir ay wada qaateen ayaa...
Xarun koronto oo dhawaan laga dhisay Dhadhaab ayaa la filayaa inay wax tari doonto ganacsiga iyo dhaqaalaha degmada Garissa oo Dhadhaab ay ka tirsan tahay.
Xaruntaa ayaa waxay uga faaiideyn doonta korontada ilaa 200 oo kun oo qof. Barnaamijkaa ayaa qeyb ka ah mashruuca koronto galinta miyiga ee dawlada Kenya...
-Caasimada Muqdisho waxaa ka socda kulan ay leeyihiin maamulada jaamacadaha Soomaaliya.
Kulankaa ayaa waxaa looga hadlayaa sidii sare loogu qaadi lahaa manhajka iyo cilmibaarista ama daraasadaha ay jaamacaduhu sameeyaan. Soomaaliya ayaa lahayd dhowr jaamacadood wixii ka horeeyay sanadkii 1991 markii dawladii dhexe dhacday balse haatan tobanaan jaamacadood ayaa dalka kuyaala.
Arintaa ayaa...
Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa oo subaxnimadii hore ee saakay howlgal ka bilaabay deegaanno hoostaga magaalada Beledweyne, ayaa iska horimaad kala kulmay xoogagga Al-shabaab meel dulleedka ka ah deegaanka Luuq-Jeeloow.Ciidammada isbaheysanaya ayaa subaxnimadii hore ee saakay u dhaqaaqay deegaanno dhaca galbeedka Beledweyne oo fariisimo u ah dagaalyahannada...
Ku-simaha madaxweynaha Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Somalia ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga Qaban-qaabada Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameynayo Allaha u Naxariistee Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somalia, Jen. Maxamed Cali Samanar.
Prof. Jawaari, ayaa sheegay in Hawsha Qaban-qaabada Aaska Qaran ee Jen. Samatar ay...
Booliska Sweden ayaa laga yaabaa inay qabqabtaan Soomaali sharciyo aan laga siin Sweden. Soomaalidaa ayaa darxumo kula nool Sweden.
Waaxda socdaalka ayaa dalban karta in ay raraan dadkaa Soomaalida ah maadaama aysan heysan meelo si sharci ah ay ugu noolaadaan-Waa guryo.
Wax ka baddalid lagu sameeyay sharciga magangalyo doonka dhawaan ayaa...
Kulankan oo ka dhacay Hotel Red Sea oo ku yaal magaalada Mandera ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirro ka tirsan Jubaland, Maamulka gobolka Gedo, madaxda degmada Mandheera iyo saraakiil ka tirsan laamaha amniga gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.
Wasiirra ka tirsan dowladda Jubaland ee kulankaasi ka qeybgalay waxaa kamid ah;...


















