Friday, August 7, 2026
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho kusoo Dhaweeyay 15 Carruur Soomaaliyeed oo ku dhashey maqal la'aan ku waasoo dib loogu habeeyey maqalkooda ka dib qaliimo guuleystey oo lagu sameeyey. Carruurtan, oo da’doodu u dhaxeyso 3...
Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Yemen Shaaic Muxsin Al Zendani ayaa sheegay in been abuur ay tahay wararka la isla dhex maraayo ee ku saabsan in la iibinaayo dhismaha Safaarada Yemen ay ku leedahay Soomaaliya. Wasiir Al Zendani ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan fariimo kala duwan oo kasoo gaaray qaar...
Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamadu ay gabi ahaanba sifeeyeen godadkii ay ku jireen xubnaha Daacish, iyada oo...
Wakiilka Somaliland ee Kenya, Maxamed Axmed Hurre (Barwaani), ayaa sheegay in xuduudaha Somaliland aan la beddeli karin, isla markaana anay suurtagal noqonayn in Somaliland ay aqbasho maamulka SSC Khaatumo. Danjire Barwaani oo waraysi siiyay BBC Somali ayaa ku dooday in dadka degaannada SSC ku nool ay wax taban karaan, balse...
Wasiirka Wasaaradda ariimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in go'aan adag ka qaadan doonto dowladda Soomaaliya sii joogitaanka dalka ee sii hayaha madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM, kaasoo uu ku eedeeyey inuu  taageere u yahay Al-Shabaab. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Danjire...
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise, oo hoggaamiye sare ka ah kooxda Daacish. Khadra Ciise, oo loo yaqaano Ummu Qacqaac Soomaaliya, xogteedana lagu daabacay bogga waaxda...
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar  dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray kooxda Daacish, iyadoo ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeen sida ay sheegeen saraakiil ciidan, hub tiro badan iyo saldhigyo istaraatiiji...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni aan calan wadan iyo dooni kale oo yar oo taageero siinaysay. War kasoo baxay AFRICOM ayaa xaqiijiyay in hubkaasi loogu...
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan duqeynta ahaa waxaa iska kaashaday ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM, kasoo u jeedkiisu ahaa ciribtirka kooxda Al-shabaab oo...
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab. Dagaalka oo laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa bilowday aroornimadii...