Friday, August 7, 2026
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Ku simaha Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Kareem Adebayo. Kulanka dhexmaray labada masuul ayaa looga wadahadalay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac iyo doorka Midowga Afrika uga aaddan arrimaha amniga...
Qaramada Midoobay ayaa si degdeg ah ugu baaqday in la helo $41.6 milyan oo dheeraad ah si loo xoojiyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee taageerada iyo xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), xilli Golaha Ammaanka ee QM uu Isniintii shalay yeeshay kulan albaabadu u xiran yihiin oo lagaga hadlayay dhaqaale yari...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa faah faahin ka bixiyay dab xoogan oo qabsaday qeybta daawada ee Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir oo ay Waaxdeedi dab damiska ku guuleysteen inay damiyaan. War qoraal ah uu kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha Waaxda Gurmadka Deg...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta si qota dheer uga hadlay qorshe madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaar ku doonayaan dhismaha Xisbi Siyaasadeed weyn. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn si kulul u dhaliilay hanaanka siyaasadeed ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoona xusay inuusan marnaba ka...
Isbitaalka Guud ee Garowe ayaa la gaarsiiyay labo gabdhood oo carruur ah oo walaalo ah, kuwaas oo loo geystay kufsi, sida ay warbaahinta Qaarkeed u xaqiijiyeen maamulka isbitaalka oo baaritaan ku caddeeyay jiritaanka kufsiga gabadhahan. Labadan gabdhood oo da’dooda lagu kala sheegay 8 jir iyo 10 jir, ayaa kasoo jeeda...
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda SSC-Khaatumo ayaa doonaya in doorashada kuraasta SSC-Khaatumo lagu qabto magaalada Laascaanood. Arrintan ayaa ay u arkaan fursadda kaliya ee ay dib ugu heli karaan kuraastooda, iyagoo og in Madaxweyne Deni uu qorsheynayo in gebi ahaanba meesha kaga saaro xildhibaanada hadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa u gudbiyay Safiirka Dowladda Qatar ugu magacaaban Soomaaliya inay Dowladoodi ka doonayaan in dhinaca ammaanka laga gacan siiyo Soomaaliya. Ra'iisul wasaaraha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka...
Dowladda Mareykanka ayaa markale waxa ay ku celisay diidmadeedi ku aadan inaysan diyaar u ahayn maalgelinta Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo laga rabay inuu bixiyo $96 Milyan waxaase uu saluug ka qabaa qaab dhismeedka howlgalka. Sida laga soo xigtay ilo diblumaasiyadeed oo ay soo xigatay Africa Intelligence, kulan fool...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu gudbisay cabasho ka dhan ah maamulka Puntland, cabashadaas oo ah in Puntland ay si dadban uga qeyb qaadanayso dagaalka sokeeye ee ka socda Sudan. Warqad rasmi ah oo loo diray Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in...
Roobab mahiigaan ah oo Saacado badan ka da'aayay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimashada Laba Ruux iyo burburka waddooyin waa weeyn oo kuyaala magaalada Muqdisho. Labada Qof oo waxaa la tilmaamay inay ahaayeen Hooyo iyo Canugeedi oo Guri uu kula dumay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir sida ay inoo xaqiijiyeen...