Wednesday, August 12, 2026
Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka go’an tahay hanaan doorasho oo sax ah oo laga hir-geliyo dalka Soomaaliya. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka ay ku sugan meel ka...
Weerar loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda lagu aasay ayaa lagu weeraray Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Afgaanistan, xili uu marayay wado ku taala magaalada Kaabul. Qaraxa bambaano ayaa la sheegay in lala beegsaday gaari uu saarnaa Xildhibaan lagu magacaabo Fakuri Beheshti oo ka tirsanaa Baarlamaanka Afgaanistan, waxaana xildhibaankan laga soo...
Baarlamaanka cusub ee 10aad oo kalfadhigiisii yeeshay maalintii shalay, ayaa lagu wada in maalmaha soo socda ka doodaan waqtiga la qabanayo doorashada hogaanka sare ee dalka. Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqorre ayaa sheegay in fadhiyada ugu soo horeeya ee baarlamaanka dib u eegis lagu sameyn doono dhamaanba...
Haweenka ku dhaqan degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe ayaa ka faa’ideysana mashruuc u gaar ah haweenka oo ah farsamada gacanta. Gaar ahaan dumarka barakacayaasha ah ee degmadaas ku dhaqan ayaa si ay uga hortagaan shaqo la’aanta waxaa ay bilaabeen in soo saaran darmo iyo wax yaabo kale oo laga sameeyay...
Xoghayaha baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinta qaar kamid ah ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha baarlamaanka iyo sida laga yeelayo go’aamadii horay uga soo baxay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ee la xiriira hanaanka doorashada. Ugu horeyn mar uu ka jawaabayay su’aal aheyd sida...
Madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigiisii dhamaadey hadana Musharaxa m/weyne ah Xassan Sheekh Max’uud ayaa sheegay in hambalyo u diray baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo maalintii shalay sheegay kalfadhisii uu horeeyay. Madaxweynaha ayaa ku baaqay in Baarlamaanka cusub lala shaqeeyo, isla markaana lagu garab siiyo sidii doorashada inta ka dhiman loo dhameystiri...
Ururka midowga Afrika iyo quwadaha waaweyn ee caalamka ayaa aad uga walaacsan hannaanka doorashada ee Soomaaliya. Shalay oo ahayd Talaado ayaa bayaan kasoo baxay midowga Afrika, QM iyo dalalka reer galbeedka ee hannaanka doorashada Soomaaliya ku lugta leh waxaa lagu xusay inay hannaankaa aad uga walaacsan yihiin maadaama uu noqday...
Beesha caalamka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay qaar ka mid ah go’aanada kasoo baxay Hogaanka Madasha Wadatashiga Qaran ee ku saabsan hanaanka doorashooyinka Soomaaliya QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa sheegay in dhaarinta maanta ee xildhibaanada cusub ay tahay tallaabo hore...
Jidadka  magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa saakay intooda badan xiran,  waxaana lagu arkayaa ciidamo aad u hubeysan oo sugaya aminga kuwaa oo gadiidka dadweynaha ka celinaya waddooyinka muhiimka ah ee aan la ogoleyn in la maro. Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in arintan...
-Ciidamada xoogga dalka, nabadsugidda iyo daraawiishta Jubaland oo isgarabsanaya ayaa u dhaqaaqay dhanka deegaanada ku yaal galbeedka gobolka Jubada hoose halkaa oo ay ku xoogganyihiin maleeyshiyaadka Al-shabaab. Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Kismaayo, waxaana ay ku wajahanyihiin deegaano hoostaga Kismaayo. Taliyaha guud ee ciidamada Jubaland Gen. Aadan...