Wednesday, August 12, 2026
Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka  10aad Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeellanaya kulankoodii labaad ee kalfadhigii koowaad, waxaana lagu wadaa in ay dood ka yeeshan xiliga kama danbeystaha ah ee la qabanayo doorashada gudoonka baarlaamaanka Soomaaliya. Waxaa siweyn loo adkeeyay ammniga xarunta golaha shacabka oo saacadaha soo socda lagu wado...
Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka federaalka Soomaaliya, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey guusha Taariikhiga ah. Xog-hayaha  ayaa ku booriyay baarlamanka cusub in ay sii wadaan dardarta ay Somalia ku socoto ayaga oo dhameystiraya hanaanka doorashooyinka oo ay doortaan afhayeenada labada...
Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen ganacsato ka kala tirsan 219 shirkadood, ayaa looga dalbaday dowlada in ay wax ka badal ku sameyso sida ku qoran war-saxafadeed ay soo saareen habka dakhli ururinta iyo qaadista canshuuraha. War-saxaafadeedka ka soo baxay ganacsatada oo loo kala diray laamaha dowladda, ayaa lagu sheegay...
Gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran ayaa kulan lagu dardar galinayo howlaha gargaarka ay u baahan yihiin dadka ay abaarta saameysan la yeeshay hay’addaha deeq bixiyayaasha ee QM RW ku-xigeenka Soomaaliya Max’ed Cumar Carte oo ah gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha ee heer Qaran, ayaa ayaa sheegay, in kulankan muhiim u...
Dowladdaha Mareykanka iyo Britain ayaa digniin culus ka soo saaray musuq maasuqa Soomaaliya, gaar ahaan labada dowladood ayaa u digay dadka heysta dhaqalashoodooda ee ku lug yeeshay musuq maasuqa. Dawlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay tilaabo ka qaadi doonto Soomaali Mareykanka dhibaatada ku ah hannaanka doorashada ee Soomaaliya. Waxaa...
Masuuliyiin reer Gaarisa ah ayaa sheegay inay munaasab tahay inaan hoggaamiyeyaal khaas ah lagu qasbin reer Gaarisa oo aan dusha looga keenin. Labo masuul oo damacsan inay u loollamaan kuraasta baarlamaanka ee loo qoondeeyay degmada Gaarisa doorashada qaran ee 2017 ayaa sheegay arinkaa. Waa Aaden Sugow iyo Cabdi Yare. Waxay dadka...
Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dadka halkaa ku dhaqan soo food saartay biyo la'aan daran. Dadka ka soo barakacay deegaannadan ay ka jiraan biyo la'aanta iyo baad yarida ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dadka oo intooda badan iska ahaa baara...
War-saxaafadeed xalay waqti danbe ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku sheegeen in lagu kordhiyay kuraasta aqalka sare. War-saxaafadeedkan danbe ayaa lagu sheegay in madashu mar kale isku raacday in dib loo dhigo kuraasta inta ay ka...
-Ciidamada maamulka Soomaalida Itoobiya ee Liyuu booliiska ayaa lagu waramayaa in maanta deegaan lagu magacaabo Dundun oo ka tirsan gobolka Mudug, islamarkaana dhaca xadka Itoobiya iyo Soomaaliya ku dileen saddex askari oo ka tirasan ciidamada deegaankaas, kadib markii ay weerareen barkoontarool. Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamo deegaanka ah...
Iyadoo todobaadyada soo socda la filayo in la doorto hogaaanka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa durbaba waxaa soo baxaya musharixiin u taagan qabashada xilkan guddoonka baarlamaanka. Musharixiintan oo qaarkood ka hor dhismihii baarlamaankan cusub ku dhawaaqay in ay u taagan yihiin xilka guddoonka baarlamaanka, ayaa waxaa ku soo biiray kuwa...