Andrew Rothman oo hogaamiya hay’ad xuquuqda hubka iyo is difaacista u ololaysa ayaa sheegay in tira badan oo kamid ah Somalida Minnesota ay xaruntiisa u yimaadaan barashada macluumaad la xiriira isticmaalka hubka iyo waliba qaadashadiisa.
Cabdul Yuusuf iyo Jamaal Abdulaahi oo kamid ah Somalida ku nool gobolka Minnesota ayaa dalbaday...
Kumanaan shaqaale Soomaaliyeed ah oo dumar ah ayaa waxaa qaadanaya dalka Sacuudiga.
Waxaa la sheegay in labada dawladood ee dalalka Soomaaliya iyo Sacuudigu arinkaa isku waafaqeen. Shaqaalahaa dumarka ah ayaa tiradoodu u dhexeysaa kun ilaa toban kun!
Xilliga soo socda ayaa la sheegay in kumanaankaa haweenka Soomaaliyeed ah ay u...
Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin cusub oo ka dhan ah go’aankii lagu joojiyay shan xildhibaan oo la sheegay in doorashadooda dib loogu laabanayo.
Qaar ka mid ah xildhibaannada oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in mooshinkan uusan aheyn mid wax duminaya, laakiin kaliya ay doonayaan in xayiraada laga...
Beesha uu ka dhashay Nadiif Jaamac, gobernatooraha Gaarisa ayaa mar kale u ogolaatay inuu u tartamo xilkaa gobernatoorenimo doorashada sanadkaan 2017.
Doorashada guud ayaa waxaa lagu wadaa inay dalkaan Kenya ka dhacdo bisha Agoosto. Doorashadaa ayaa la dooran doonaa madaxweynaha, xildhibaanada labada aqal iyo gobernatooreyaasha degmooyinka.
Beesha uu ka dhashay ee...
Ayadoo wali abaar ba'an ay ka jirto gobolada dhexe ayaa haatan waxaa lagu soo waramayaa in biyo la'aan ba'an darteed dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin deegaanka Kaxandhaale ee u dhexeeya Mudug iyo Galgaduud.
Ceelasha ayaa waxaa ku jira biyo aad u yar oo dhiiqo miiran ah...
Sawirka Maanta aan soo xulaney oo ka turjumaya Doorashada gudoonka Barlamaanka la filayo in ay bishaan horaanteeda dhacdo ayuu sawir sameeyaha caanka ah ee Aminarts waxa uu soo qaatey Sawiro iyo erayo Bulshada ra'yigeeda cabiraya waxaana Muhiim ah in qofka madaxda noqda ama doonayaa uusan u arkin in isaga...
Ra’iisul wasaaraha xukuumad Soomaaliya oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Waxana ay kormeer ku tageen qaybaha kala duwan ee ka kooban yahay dhismaha oo isgu jira Xafiisyo iyo Hoolka Shirarka.
Dhismahan...
Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta dood dheer iyo falanqeyn kadib magacaabay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka.
Kulanka xildhibaannada baarlamaanka oo ka dhacay xarunta gollaha shacabka ayaa looga dhawaaqay gudi ka kooban 15 xubnood oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.
Xubnaha oo ay ka dhax muuqadaan xildhibaano hore iyo kuwa...
Wasiirkii deegaanka ee dawlada Burundi ayaa xalay lagu dilay caasimda dalkaa ee Bujumbura.
Waziirka ayaa markii la dilayay kusii jeeday gurigiisa. Dalkaa oo ciidamo nabad ilaalin ah Soomaaliya usoo diri jiray hadana ciidamo wali ka joogaan Soomaaliya ayaa asaga qudhiisu galay carqalad iyo xasillooni la'aan sanadkii 2015.
Waziirkii deegaanka ee Burundi...
Xildhibaannada baarlamaanka federaalka oo maanta yeellanaya kulankoodii saddexaad kalfadhigoodii 1aad, ayaa lagu wadaa in ay doortaan gudiyada doorashada guddoonka labada aqal.
Fadhigii maalintii shalay ayeey xildhibaannada ku ansixiyeen sharuudaha laga doonayo musharixiinta guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha.
Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah ee baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqore, ayaa ku wargaliyay xildhibaannada in maanta la...


















