abaar ba'ani ay ka jirto qeybo badan oo dalka Soomaaliya ah ayaa waxaa iminka dadka degmada Buurdhuubo ay ka cabanayaan abaar aad u ba'an oo soo wajahday.
Xilliyo roobeedkii lasoo dhaafay ayaa roobabku yaraayeen ama ay baaqdeen sidaa darteed ayaa abaartu aad u daba dheeraatay qeybo badan oo Soomaaliya ah....
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa beeniyay in uu khadka talleefoonka uga qeyb-galay kulan ay yeesheen hogaamiyayaasha madasha oo looga hadlayay xiisada siyaasadeed ee Galmudug.
Warka ku saabsan in uu guddoomiye Jawaari beeniyay ka qeyb-galka kulanka madasha ee khadka talleefoonka ayaa la soo dhigay bogga Twitter –ka ee...
Wasiirka arimaha gudaha dowlada gobolleedka Galmudug Jaamac Xasan Salaad, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug oo sheegay in uu xilkii ka qaaday.
Wasiirka ayaa si cad uga hor yimid wareegtada madaxweynaha, isaga oo sheegay in baraha bulshada ee Internetka uu ku arkay wareegtada...
Dowladda Mareykanka ayaa Kenya uga digtay suura galnimada weeraro Al-shabaab qorsheynayaan in ay ka geystaan gudaha dalka Kenya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Mareykanka.
Warka ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay inay jirto cabsi laga qabo weeraro Al-shabaab ka geystaan magaalooyinka dhaca xeebaha dalka Kenya.
War ka soo...
Tan wixii ka danbeeyay doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaa si xowli ah magaalada Muqdisho uga soconaya kulamo hoosaadyo iyo shirar ay leeyihiin xildhibaannada baarlmaanka Soomaaliya oo u diyaargaroobaya doorashada madaxweynaha oo la filayo in ay dhacdo bartamaha bishan.
Xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig oo dhawaan looga adkaaday doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya...
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya md Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa Hambalyo iyo bogaadin u direy gud.kuxigeenada cusub ee barlamaanka 10'aad md C/weli Muudeey iyo Mahad Cabdalla Cawad isagoo ugu hambalyeeyey Xilka cusub ee loo doortey,isagoo u rajeeyey hufnaan karti iyo hugaamin wanaagsa in ay la imaan doonaan illaahna...
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka waxa ay ka dhigantahay, sababaha Mudey iyo Mahad u sahashay inay guuleystaan iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorashada Baarlamaanka Soomaaliya.
11kii January 2017 waxaa la doortay Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, maanta oo ah 12kii January waxaa la doortay...
Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii koowaad doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo ah doorasho aad u adag.
Wareegga koowaad ayaa waxaa codadka ugu badan hellay xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudey oo helay 111 cod iyo Faarax Cabdulqaadir oo helay 94 cod.
Musharixiinta ayaa codadka sidan u kala hellay :
Xildhibaan C/wali Sheekh...
Wali waxaa xeryaha Dhadhaab ka socda baaritaanka faraha si loo xaqiijiyo Kenyan-nimada dad aad u badan oo Soomaalida Kenya ah oo waa hore xeryahaa isaga diiwaan galiyay qaxooti ahaan si raashin iyo cawimaad kale ay u helaan.
Muddo labo asbuuc ah ayaa hawshaasi sii soconaysaa. Kenyan badan oo sagaashameeyadii abaari...
Dawlada Imaaraadka ayaa si rasmi ah u dooneysa ogolaansho in loo siiyo inay saldhig militari ka dhex furato Somaliland.
Arinkaa ayaa waxaa ay uga gol leedahay dawlada Imaaraatka Carabtu inay saamayn weyn ku dhex yeelato gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaanba qaaradaan Afrika.
Dhawaan ayaa dawlada Imaaraatku la saxiixatay Somaliland qandaraas...


















