Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in iska horimaad culus uu ku dhaxmaray Al-shabaab iyo xoolo dhaqato deegaan bariga uga beegan degmada Jowhar.
Iska horimaadka ayaa ka bilaawday sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah kadib markii xoolo dhaqato isku dayeen in ay miino ka saaraan waddo isku...
Ururka Hiil Naafo oo ka tirsan ururada tirada yar ee u dhaqdhaqaaqa xaquuqda dadka naafada ah ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay dhibaatooyinka heysta dadka naafada ah ee Soomaaliyeed.
Dhibaatooyinka uu Hiil Naafo ka hadlay ee heysta dadka naafada ah ee dalka ayaa noocyo badan.
Guddoomiyaha Hiil Naafo Axmed Maxamed Cilmi...
Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in xarunta gollaha shacabka ay ka dhacdo doorashada guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.
Musharixiinta u tartamaya xilka guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo labaad ayaa maanta hortagi doona xildhibaannada waxaana mid walba oo ka mid ah uu rajeynayaa in uu codka kasoonida...
Maxkamad kutaala dalka Masar ayaa xannibtay hanti ay leeyihiin ururo samafal.
Labo urur oo ka shaqeeya arimaha gargaarka iyo dadkii aasaasay ayaa shalay hantidoodii lala wareegay oo dawladu xayirtay. Arinkaa ayaa waxaa cambaareeyay QM.
Labadaa urur ayaa kala ah Nazra for Feminist Studies iyo Arab Penal Reform Organization.
Labada qof ee aasaasay...
https://youtu.be/tO-6zHFWDGI
Mdaxda iyo Masuuliyiinta isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa si wada jir ah Hambalyo iyo bogaadin u direy dhamaan musharaxiintii u tartamayey xilka gudoomiyaha barlamaanka federalka soomaaliya Gaar ahaan gudoomiyaha cusub ee barlamaanka afarta sano ee soo socota haddii alle idmo Prof. Maxamed SHeekh Cusmaan Jawaari.
Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya...
Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.
Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.
Guud ahaan tirada codeysay ayaa ah 259, halka labo cod oo ka mid...
Madaxweynaha dalka Ugandha, Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa curadka ah dallacsiiyay, isaga oo dhigay la taliyaha gaarka ah ee madaxtooyada, kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay ciidamada.
Gaashaanle Sare Muhoozi Kainerugaba, ayaa si xowli ah sare ugu dhex dalacay ciidamada militariga dhexdooda dhowrkii sano ee la soo dhaafay.
Waxaa jiro hadallo la...
Waxaa soconaya saacadihii ugu danbeeyay diyaargaroowga doorashada guddoonka baarlamanka Soomaaliya, waxaana xiligan diyaar ku ah xarunta gollaha shacabka howlwadeenada baarlamaanka iyo inta badan warbaahinta Soomaalida oo la filayo in ay soo tabiyaan doorashada.
Doorashada ayaa ah mid xiiso gaar ah leh, waxaana musharaxiinta xilka gudoomiyaha Baarlamaanka u tartamaya kala taageersan...
Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Mareykanka Barrack Obama ayaa gobolkiisa ka jeediyay khudbadii ugu dambeysay inta uusan xilka wareejin.
Magaalada uu kasoo jeedo ee Chicago ayuu ka jeediyay khudbadaa xalay asagoo dadka Mareykanka oo dhan la hadlaayay. Khudbadaa ayaa si toos ah talefishinada looga daawanaayay.
Waa waqtigiisii ugu dambeeyay ee uu khudbad...


















