Wasiirada Wadamada IGAD ee qaabilsan dhirta, beeraha daaqa iyo kahortaga abaaraha ayaa shir ay ku yeesheen magadaalada Addis Ababa ee dalka itoobiya waxay ku daah fureen Mashruuc iskaashi kahortaga abaaraha gobolka iyo isu gudbida xuduudaha ee dadka iyo xoolahaba sidii horumar loogu gaari lahaa.
Shirka waxaa shir gudoominayay wasiirka xanaanada...
Kulan wada jir ah oo looga arinsanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ku yeeshaan magaalada Muqdisho markii ugu horeysay xildhibaannada golaha shacabka iyo aqalka sare ee Soomaaliya.
Xildhibaannada maanta kulanka yeellanaya ayaa waxaa kala hogaaminaya guddoomiyaha gollaha shacabka Prof Max’ed Cismaan Jawaari iyo guddoomiyaha aqalka sare...
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, ayaa sheegay qarax loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay uu saakay ka dhacay goob ay fariisan jireen ciidamada dowlada Soomaaliya.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid culus oo siweyn looga wada maqlay inta badan degmada, waxaana ilaa iyo hada...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay hub saarnaa mid kamid ah maraakiibta ku xiran dakadda magaalada Kismaayo, hubkaa oo aan ilaa hadda la xaqiijin halka uu ku wajahnaa.
Ciidamada ayaa qabtay Sanduuqyo waaweyn oo lagu soo dhex qariyay mid kamid ah Konteenarro siday shixnado ganacsi oo saarnaa...
Wasaarada difaaca dalka Uganda ayaa sheegtay in ciidamadooda ka sugan Soomaaliya mishaar la’aan ahaayeen afartii bilood ee la soo dhaafay.
Hadalka ka soo yeeray wasaarada difaaca Uganda aya imanaya xili maalmihii ugu danbeeyay qaar ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaa Soomaaliya ay ka cabanayeen mishaar la’aan, taasoo keentay...
Wafdi ka socoda ururka Midowga Yurub iyo shan safiir oo dalalka reer Yurub ah ayaa xukuumadda usoo jeediyey inay doorashadda wakhtigeed dhacdo.
Weftigan ayaa kulan ay albaabaddu u xidhan yihiin la yeeshay madaxweynaha, waxaanay ku dirqiyeen inay doorashadda aanay dib uga dhicin wakhtigii loogu tallogalay, haseyeeshee xukuumadda ayaa sheegtay in...
Gudoomiyaha sarriflayaasha magaalada Hargeysa Cabdilaahi Cabdi Bare ayaa golaha Guurtidda uga warbixiyey labadda qodob ee ugu wacan hoos u dhaca Shiling Somaliland, waxaanu ku eedeeyey hoos u dhaca lacagtaha Mobellada ku jira iyo Khaadka oo Dollar lagu bedelo marka la iibiyo.
Guddoomiyaha sarifleyaaasha Somaliland Cabdilaahi Cabdi Bare ayaa sheegay in...
Kadib kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen guddoonka labada aqal ee Soomaaliya ayaa looga wada hadalay arimo la xiriira doorashada madaxweynaha oo marar badan oo hore dib u dhac ku yimid.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddoonka aqalka sare ee maalintii shalay la...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in wali halkaa uu ka taagan yahay ismari-waaga siyaasadeed ee ka dhashay khilaafka soo kala dhaxgalay xidhibaannada maamulka iyo madaxtooyada.
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan...
Hay'adda dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee MSF ayaa heshiis ay dib ugu bilaabayso Mar kale adeegyadeedii Caafimaadka la saxiixatay maanta wasaarada caafimaadka dowlad goblleedka Puntland.
Heshiiskan ay kala saxiixdeen hay’adda iyo wasaarada caafimaadka Puntland ayaa dhigaya in MSF bixinta adeegyadeeda caafimaad ka bilowdo isbitaalka guud ee gobolka Mudug.
Wasiirka wasaaradda caafimaadka...


















