Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar ismiidamin ah oo subaxnidii hore ee saakay lagu qaaday hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho.
Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay xiligan ka dhax dagaalamayaan hoteelka, halka mid ah dableyda toogasho ku dileen ciidamada amniga.
Goobta ayaa waxaa soo buuxiyay ciidamo...
Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo buuxiyay ayaa goor dhaw lagu qaaday hoteel ku yaalla wadada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Maka Al-Mukarama.
Hotelka la weeraro oo lagu magacaabo Dayax Hotel ayaa ah mid amnigiisa siweyn loo ilaaliyo, waxaana lagu waramayaa in ilinka hore ee laga gallo...
Bana Alabed oo ah gabadh todobo jir ah oo reer Xalab ah oo caan ka noqotay Adduunka iyadoo Tweeter-ka qoraalo soo dhigi jirtay ayaa waraaq furan u dirtay madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump.
Bana iyo qoyskeedu waxay Xalab ka soo qaxeen bishii Desembar markaas oo ay socotay daadgurayn loo samaynayay dad...
Ra'iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa Sabtida booqan doonta dalka Turkiga, waxaana la filayaa in ay halkaa kulan kula yeellato madaxweynaha dalka Turkiga .
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaare May ayaa lagu sheegay in ay halkaa wada hadal kula yeelan doonto madaxweyne Recep Tayyip Erdogan,
Labada masuul ayaa...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max’ed Cumar Carte oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah kulan deg deg ah ka yeelana doonaan gollaha wasiirada Soomaaliya xaalada abaarta ka jirta dalka.
‘’’ Shir deg deg ah oo looga hadlayo abaarta ka jirta dalka ayaan dooneynaa in aan...
Kadib fadhi wada jir ah oo maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaannada gollaha shacabka iyo aqalka sare ayaa ugu danbeyntii lagu magacaabay gudi qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo ka kooban 16 xubnood.
Gudiga ayaa waxaa laga soo dhax xulay xildhibaannada labada aqal, waxaana muuqata in lagu saleeyay qaabka 4.5ka oo...
Dadweynaha magaaladda Hargeysa, ayaa si weyn uga diidhiyey sicir bararka ka jirta lacagta iyo maceeshadda oo la korodhay, taas oo danyartii saameyn weyn ku yeelatay.
Ganacsatadda yaryar ee suuqa gobonimo ee magaaladda Hargeysa ayaa mudaharaad ku muujiyey qiimo jabka ku yimid shilling Somaliland,isla markaana xukuumadda baaq u diray inay sicir...
Shir ku saabsan istaraatiijiyada shaqo ee hayadaha samafalka ee maxaliga ah ee ka hawlgala Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Nairobi.
Shirka ayaa ahaa labo qeybood; qeyb subixii ah iyo qeyb galabkii ah. Saaka ayaa waxaa dhacday qeybtii hore oo hayadaha maxaliga ah lagu marti qaaday.
Qeybta galabkii ah oo socota haatan...
Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigiinkiisa haweeneey door weyn ka ciyaartay in kooxaha mucaaradka ay u midoobaan sidii ay awoodda uga qaadi lahaayeen madaxweynihi hore Yahya Jammeh.
Magacaabista Fatoumata Tambajang ayaa imanaysa iyadoo gudaha dalka ay ka soconayaan diyaargaroow lagu soo dhaweynayo madaxweyne...
Kadib kulan wada jir ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaannada gollaha shacabka iyo aqalka sare oo looga arinsanayay doorashada madaxweynaha ayaa leysku afgartay lix qodob oo hor dhac u ah doorashada madaxweynaha.
Labada aqal ayaa isku afgartay in tirada gudiga doorashada laga dhigo 16 xubnood oo 10...


















