Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in xabsiga la dhigay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo lagu eedeeyay in ay lusadeen lacag gargaar ah loogu talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen.
Ciidamada AMISOM ee degan xero ku taala deegaanka Ceel Jaalle ayaa lagu waramaya in...
Maamulka gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay dib u howlgalin doonaan dekeda macmalka ah ee Ceel Macaan iyo garoonka diyaaradaha ee Cisaley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo mudo ka badan 15 sano ah aan la isticmaalin.
Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo uu wehliyay Madaxweyne kuxigeenka Cali...
- Gawaari ay la socdeen ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM, ayaa qarax lagula eegtay deegaanka Laanta-Buure ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Qaraxa kadib, waxaa dadka degaanka ay maqleen rasaas xoogan oo ay fureen ciidamada AMISOM.
“ Waxaan maqalnay qarax, kadibna, rasaas, gaari ay wateen ciidamada AMISOM waxaa...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ka feejigan tahay weeraro qorsheysan oo xarakada Al Shabaab ay ka geystaan magaalooyinka Mombasa, Nairobi iyo sidoo kale saldhigyada ay ku leedahay gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in si weyn loo adkeeyay ammaanka xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya...
Kaddib markii ay soo baxeen dhaliilo iyo eedo ku saabsan in aan habooneyn loo isticmaalay gargaarka beesha caalamka iyo hay’addaha caalamiga ah ugu talagaleen wax ka qabashada abaarta, ayuu sheegay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre in hufan oo loo qeybin doono gargaarka loogu talgalay wax ka qabashada abaarta.
Ra’iisal...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa in uu maanta tago magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.
Ujeedada safarka xoghayaha guud ee QM ayaa lagu sheegay in tahay in uu kulamo kala duwan uu la qaato madaxda geeska Africa oo ay Soomaaliya ay ka mid tahay ,islamarkaana...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay guddiga gurmadka abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka Soomaaliyeed ee saameynta ballaaran ay ku yeesheen abaaraha.
Kulankan oo ay guddida gurmadka abaaraha ugu warbixiyeen ra’iisul wasaaraha waxaa...
Duleedka degmadda Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxaa manta lagu weeraray kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Soomaaliya.
Saddex askari, ayaa ku geeryootay weerarka, waxana loo maleynayaa in dagaalyahano ka tirsan Al shabaab ay qaadeen.
Askartii dhaawacantay ayaa dadka deegaanka waxaa ay sheegeen in loo qaaday xaruunta caafimaad ee AMISOM ay...
Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay Bam gacmeed maanta galinkii hore lagu tuuray dhismaha maxkamad-da darajada koowaad ee magaalada Bosaaso sida ay sheegeen dad goob-joogayaal ah.
Weerarkan ayaa dhacay ,iyadoo maxkamadda ay ka socotay dhagaysiga dacwadaha madaniga ah ee maalin walba oo sabti ah la qaado...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah duubabka dhaqanka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Ugaaska ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan oo iyo xubno ka tirsan qeybaha bulshada.
Lama oga...


















