Friday, August 14, 2026
Diyaarad rakaab ah oo shalay ka baxday, magaalladda Muqdishu oo ku wajahneeyd magaalladda Nairobi, ayaa lagu armay in ay soo marto garoonka diyaaradaha ee magaalladda Wajeer, si halkaasi loogu soo baaro. Sababta arintaan kaliftay wali lama shaacin, iyada oo ay jirto heshiis curdun ah oo dhawaan ay wada galeen dowladdaha...
Gaari miineeysan ayaa lagu dhuftay kolonyo military oo marayay magaalladda Lahore ee dalka Pakistan, sida warbaahinta gudaha dalkaasi ay sheegeen. Sarkaal Police ah ayaa wakaaladda Reuters u sheegay,  in ugu yaraan Afar ruux ay goobta ku geeryoodeen halka 18 kalana uu dhaawac soo gaaray. Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarka. Kooxda Taalibaan...
Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in loo qeybiyo maanta mooshinka ka dhanka ah Saldhigga dowladda Imaaraadka ay damacsantahay in ay ka dhisato magaalladda Berbera. Bishii lasoo dhaafay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Pro Jawaari u gudbiyay Mooshinkan. Maxey Xildhibaanadda ka yirahdeen saldhiga;- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka...
Maxkamadda gobolka Maroodi jeex ayaa maanta dhagaysatay dacwaddii loo haystay wariye Cabdimaali Muuse Coldoon oo xeer ilaalinta gobolku ku eedeeyeen inuu ku kacay falal ka hor imanaya qaranimadda Somaliland. Xeer ilaalintu waxay sheegtay inuu wariye Coldoon uu taageero cad u muujiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,isla markaana olole muuqaalo laga...
Culumaa'udiin Soomaaliyeed oo isu xilqaamay in ay sare u qaadaan barashada Qur'aanka Kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah ayaa hirgeliyay Madarasho hab Online ah wax looga barto, taa oo ay ka faa'iideysan karaan dhammaan bulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka. Madarasadan ayaa lagu diyaariyay barnaamijyo waxbarasho oo ku...
Ugu yaraan 35 ruux, oo ay ku jiraan sagaal carrur ah ayaa ku geeryooday weerar diyaaradeed oo lagu qaaday magaalladda Khan Sheikhun oo ay macaaradka Suuriya maamulaan. Gantaalada lagu garaacay magaalladda, ayaa ahaa kuwa “toxic gas”, sida kooxda Monitor ay sheegtay. Madaxda military –gga Suriya, wali kama hadlin eedeynta loo jeediyay. Mucaaradka...
Koox hubeysan oo watay gaari nooca raaxada, ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya, oo u socday Wasaaradda Gaashaandhigga. Weerarka waxaa uu ka dhacay, xaafadda Ceelka Tusbaxle ee Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir, sida goobjoogayaal ay sheegeen. Ilaa saddex sarkaal ayaa dhaawac uu ka soo...
 Kooxaha Burcad badeeda Soomaaliya, ayaa 30 cisho gudahooda afduubtay saddex Doomood iyo hal Markab, inkastoo markabka markii dambe lasii daayay, wada hadal kadib. Doontii ugu horeysay ee ay afduubteen ayaa waxaa laga lahaa dalka India, waxaana saarnaa 11 shaqaale, waxaana la afduubtay iyada oo u socota magaalladda Kismaayo. Dhinaca kale, doonta...
Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon  oo muddo ka badan 50 Cisho ku xiran Magaalladda Hargeysa, ayaa maanta lagu wadaa in maxkamad lasoo taago. Somalinad, ayaa wariyaha ku eedeysay in uu ku xadgudbay qadiyada Somaliland. Coldoon ayaa laga qabtay Garoonka Magaalladda Hargeysa, kadib markii Muqdishu uu kula kulmay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Halkaan...
Ambassador Stephen M. Schwartz, ayaa maalinta khamiista ee Todobaadkan lagu wadaa in uu dib ugu noqdo dalka Mareykanka, halkaas oo uu kula kulmi doono jaaliyadda Soomaalida iyo kuwo Somali Bantu ee ku nool magaallooyinka waaweyn ee dalkaasi. Kullanka jaaliyadda iyo safiirka ayaa waxaa u ka dhici doonaa, Lewiston Public Library,...