Friday, August 14, 2026
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Maareynta Maaliyada, Amniga Qaranka, Xuquuqda Shaqaalaha, Qorshaha ka hortaga Musuqmaasuqa iyo arrimo kale. Ugu horeyn Ra’iisal Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay...
 degagaroonka diyaaradaha degmada Buula-burte madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM. Ka hor wafdiga madaxweynaha iyo saraakiisha ciidamada AMISOM waxaa degmada sidoo kale gaaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka anbabaxay magaalada Beledweyne ee...
Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay duqeyn ay ka geysteen degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gado ee koonfurta Soomaaliya. Ugu yaraan saddex ruux ayaa la sheegay in duqeynta ay ku dhinteen. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaaradaha duqeynta fuliyay ay ahaayeen kuwa dowladda Kenya. Duqeynta ayaa si gaar ah...
Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Hay’ada TEDxMogadishu ayaa soo dhoweeyey isla markaasna dhiirigeliyey Bandhiga TEDxMogadishu oo maanta oo Khamiis ah 20 April 2017 laga qaban doono Muqdisho, Soomaaliya. Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri “TEDxMogadishu waxey ku ammaananyihiin doorkooda...
Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii  Al-Shabaab ay qarax miino ugu geysteen gaari ay saarnaayeen xubno ka socda Guddiga Abaaraha Qaranka iyagoo maraya deegaanka Garasbaaley si shacabka barakacayaasha ah loogu gurmado. Gaari ay saarnaayeen xubno...
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la kullmay safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Labada masuul ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada Dowladood iyo Mareykanka doorka uu ku leeyahay u gurmashada dadka Abaaraha saameynta ay ku yeesheen. Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa...
Wararka naga soo gaaraya degmada Buula- burte ee gobolka Hiiraan aya sheegaya in duhurnimadii maanta dabley ku hubeysneyd bastoolado halkaa ku toogteen askari ka tirsanaa ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM. Askarigan ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday xero ciidan oo ku taalla dhinaca...
Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada  muqdisho, waxaana shirka ka soo qayb galay dhammaan wasiirada iyo wakiilo ka kala socday Hay’adaha ka fa’iidaysanaya Mashruuca Tayeeynta Hay’adaha dowlada  (Capacity Injection Program CIP) oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka. Ugu horayntii Isku duwaha...
Kolonyo ay la socdeen xubno ka tirsan Guddiga Abaaraha Qaranka, maamulka Gobolka Banaadir iyo marti kale ayaa Qarax miino lagula eegtay duleedka magaalladda Muqdishu. Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Sarkuusta ee duleedka Muqdishu. “Qof dhaawacmay ma jirto balse Qaraxa wuu jiraa, kolonyada waxaa la socday Guddiga Qaranka Abaaraha, maamulka...
Madaxweynaha Dowladda  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay wafdiga uu horkacayo hogaamiyaha maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan. Waxaa sidoo kale kulanka joogay wasiirada Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha oo ka mid ah Guddiga qeyb ka ah wada hadalada Ahlusuna iyo Galmudug, Wasiiru...