Shacabka dalka Faransiisa ayaa maanta oo Axada ah u dareeray goobaha doorashada madaxtinimada dalkaas, waxaana siweyn loo adkeeyay amniga.
Illaa 50-kun oo boolis iyo illaa 7,000 oo ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay dhamaan magaalooyinka dalkaas, si ay u xaqiijiyaan ammaanka goobaha doorashada ka dhaceyso.
Ilaa 11 Musharax ayaa isku garbinaya...
Qatarta in uu qarxo dagaal la isku adeegsado hub nuclear ah ayaa mareeysa heerkeedii ugu sareeysay tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu dhamaaday dagaalkii qaboobaa ee dunida, warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa sidaa lagu yiri, waxayna kusoo aaday arintan xilli ay xiisad ka dhex aloosantahay dalalka heysta...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalladda Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa booqashada uu ku tegayo magaallada Baydhabo, waxaa ay tahay tii ugu horeysay tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya bishii February.
Wariyaal...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, ayaa sheegay 20-ka bisha May ee sanadkan, in la qaadi doono Imtixaanka shahadiga ee Dugsi Sarre.
Wasiirka ayaa sheegay in uu u rajeynayo ardayda inay ku guuleystaan imtixaanka.
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sanadkii saddexaad qaadeysa Imtixaanaadka, waxaana dowladda...
Feysal Cumar, oo ah sawir-qaade la shaqeeya Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa xalay ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa.
Sawir-qaadaha ayaa la sheegay in uusan saarneen gaariga xiligii uu Qarxayay.
“Feysal Cumar, wax yar ka hor ayuu ka degay gaarigiisa, ka hor Qaraxa, daqiiqado kama soo wareegin markii Qaraxa xooggiisa la...
Dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay sheegay in ay Madaafiic ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Kooxda Al Shabaab ayaa sidoo kale sheegay in 35 Madfac ay ku tureen Garoonka.
“Waxaa jiray madaafiic balse lama garan karo halkii ay ku dheceen”, sidaasi waxaa yiri goob-jooge diiday...
Burcad-Baddeed Soomaali ah ayaa sii daayay Markab shidaal iyo Siddeed shaqaalle oo saarnaa khamiistii lasoo dhaafay, sida ay sheegeen saraakiil dhinaca hay’addaha amniga iyo kooxo Burcad-Baddeed ah.
Markabka iyo shaqaallihiisa ayaa la sheegay in madax furasho la’aan lagu sii daayay.
Shaqaallihii saarnaa Markabka oo u dhashay dalka Sri Lanka ayaa gacanta...
Dalka Imaaraadka Carrabta waxaa shalay oo Jimca aheyd ka bilowday Olole dhaqaale loogu uruurinayay dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha ay daashadeen.
Ololahaan ayaa waxaa hogaaminayay Madaxa Golaha sare ee Hay’adda Bisha cas ee dalka Imaraadka Carrabta Sheekh Xamdan Bin Zaayid Aala Nahyan iyo ururada kale ee kheeyriga ah ee ka jira...
Ugu yaraan 140 ruux ayaa geeriyootay kadib marki ay kooxda Taliban Jimcihii weerartay saldhig milatari oo ay leeyihiin ciidamada dowlada Afganstan oo ku taalla waqooyiga dalkaasi.
Weerarkaan waxaa uu ahaa kii ugu xumaa ee dalkaasi ka dhaca tan iyo sanadki 2001.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in ilaa iyo 10 maleeshiyo oo watay...
Dowladda Britain ayaa heshiiskii dhawaan ay gaareen madaxda DF iyo hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada ku tilmaamtay mid taariikhi ah oo dhabbaha u xaaraya in ciidamada Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada wadajir uga shaqeynayaan si cad qorshaha ammaanka qaran, si ay tartartiib u qaataan masuuliyada hogaanka si nabad loo helo.
Warsaxadeedka waxaa...


















