Friday, September 29, 2023
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  ayaa sheegay in Puntland aysan kujirin dagaalka Laascaanood. Saciid Deni oo arrinta Laascaanood ka hadlaayay ayaa yiri ‘inkastoo Dastuurka Puntland ay ku qorantahay in Gobolka Sool  uu ka mid yahay Puntland haddana waxa aan ogolnahay in dadkaasi ay Aayahooda ka tashadaan” Madaxweynaha Puntland ayaa...
Doha (Warsom ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha Dowladda ayaa la wadaagay Madaxweynihii Hore ee dalka, dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed  ay ku jiraan...
madaxweynihii hore ee  soomaliya maxamed cabdulaahi Farmaajo, iyo MDXasan sheekh oo ku kulmey qatar  oo casimadda qatar, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Ahmed Moallim Fiqi & Wasiirka cadalada somaliy Xasan Macalin oo xilka laga qaadayo https://youtu.be/CF4N0w6Dgws     
Guddoomiyihii urur siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ibraahin Ataash, ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay siyaasadii Somaliland wuxuuna taageeray go'aamadii kasoo baxay shirkii garaadada dhaqanka ee Laascaanood. Cabdirisaaq Ibraahin Ataash,  ayaa ku baaqay in Somaliland ixtiraamto go'aankii garaadada dhaqanka ee ahaa in Somaliland ay ka baxdo deegaanadaas, isaga oo sheegay...
Ciidan ka tirsan  , booliska Soomaaliya ayaa maanta la sheegay weerar ay ku qaadeen Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah Hotelada ugu caansan ee ku yaala caasimadda. Weerarkan oo lagu tilmaamay inuu yahay mid aan ku fadhin sal – sharci waxaa dadka ka falceliyay ka mid ah...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay fara-gelinta dowladda federaalka Itoobiya ee dagaalka uu dhiigga badan ku daatay ee weli ka socda magaalada Laascaanood, kaasi oo lagu rabo in xal nabadeed looga gaaro xiisadda taagan. “Waxaa uga mahad-celinaya dadaalka Itoobiya wado ee ku raadineyso dhex-dhexaadinta iyo xal oo...
Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada. Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay...
Xildhibaanada Golaha Shacabka  soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah marsiinta Akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka Socdaalka, dhameystirka dooda warbixinta akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada, ka doodista warbixinta akhrinta...
  Xasan Shiikh maxamuud oo Dil Ka badbaaday ,Xogta Cida Fududeysay oo la ogaaday  & saciid cabdulaahi Deni oo Dagaal kale iclaamiyey.. https://youtu.be/iDHb0_mS5bs     
Dagaallada ayaa waxaa ay sigaar ah uga kala dhaceen Saldhigyada Ciidamada dowladda ku leeyihiin Mukayga iyo Haanta-dheer ee degmada Afgooye iyo degaanka Shareey ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose kadib markii ay weerareen Al-Shabaab. Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen in khasaaro xoogan ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la...