Tan iyo markii la magacaabey ra’iisalwasaare saacid ayaa gudaha iyo debedaba waxaa isa soo taraya taageerada loo hayo dr cabdi faarax shirdoon,waxaana beri kusoo fool leh muqdisho wafdigii ugu weynaa ee caalamka ka socda.
Sida aynu ka helney ilo xog ogaal ah oo madaxtooyada ku dhaw dhaw,wufuudan oo ah heer caalami ayaan la sheegin dawladaha ay ka kala socdaan iyo cida hugaamineysa,mana aha markii ugu horeysey oo ay muqdisho yimaadaan wafdi ceynkan oo kale ah.




