Itoobiya oo sheegtay ineysan u dul qaadan karin colaada ka socota Somaliland

0
785

wasaaradda Gaashandhigga ee  Dowladda Itoobiy     ayaa sheegtay iney kala dhex galeyso dhinacyada isku haya Laascaanood halkaa oo hadda ay ka jirto daganaasho aan cago badnan ku taagneyn.

Itoobiya ayaa sheegtay ineysan u dul qaadan karin colaada ka socota Somaliland gaar ahaan Laascaanood oo shacabkeeda ay go’aansadeen iney Soomaaliya weyn ku biiraan.

Warka kasoo baxay Itoobiya ayaa u muuqda mid ay howlgalkeeda ku balaarineyso islamarkaana ciidamo ugu direyso Somaliland.

Itoobiya ayaa la sheegay iney qorsheyneyso in 500 oo askar oo wata gawaarida gaashaaman iney ka howlgeliso Laascaanood si loo kala dhex galo dhinacyada dirirta ka dhaxeyso.

Lama oga in go;aankan ay dhiancyada soo dhaweyn doonaan iyadoo la ogyahay in Itoobiya ay tahay wadamada cadowga ku ah Soomaaliya