
(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)
Wararka Ka iminaya Magaalada Adis Ababa ee Dalkaasi Itoobiya Ayaa waxa Ay Sheegayaan sida Caadada Ahaydba in Dhawaan uu furmayo Shir Deg Deg oo Looga Gon leeyahay sidii Loogu Heshiisiin Lahaa Madaxda ugu saraysa dalka uu Dhawaan Qilaaf soo Kala Dhex Galay .
Warar Hoose ee Soo gaaraya war qabadka Warsom.com Ayaa Waxa ay xaqiijinayaan shirkani in Lagu Xalinayo Qilaafkii Ka Soo Bilowwday Shirkii ka Dhacayay dalkaasi Kenya uu Ka soo carooday madaxweynaha Waqtigiisu idlaaday Kadib Markii Laysku af gartay in lasoo hor Mariyo doorashayada Xilka Madaxweynenimada iyadoo sharci ahaan loo baahan yahay in la soo hor mariyo Doorasha Guddoonka Baarlamanka .
Macada Ilaa Iyo Iminka Inay Dhamaan Saxiixayaasha Qariirada Nabada Kawada Qeyb Galayaan Shirka Looga Yeeray Dalkaasi itoobiya wixii Ku soo kordhana Kala Soco Sahan Media




