Murashaxiinta Hotel Jaziira Shirku Uga Socdo oo Baaq U Diray M/weyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

0
711

Murashaxiintan oo Maalintii Afaaraad uu Shir Uga Socdo Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho Ayaa Dhaliilsan Habka Doorasho ee ay Dawladu wax u Wado Sidaas Darteedna Qorshaha ay wado Dawladu ayaa ah In Doorasho dalka ka Dhacdo Xiligii Loogu Tala galey oo ay Dawlada Dhexe iyo M/goboleedyada Xubnaha ka ah Dawladda federalka Soomaaliya.