Murashaxiintan oo Maalintii Afaaraad uu Shir Uga Socdo Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho Ayaa Dhaliilsan Habka Doorasho ee ay Dawladu wax u Wado Sidaas Darteedna Qorshaha ay wado Dawladu ayaa ah In Doorasho dalka ka Dhacdo Xiligii Loogu Tala galey oo ay Dawlada Dhexe iyo M/goboleedyada Xubnaha ka ah Dawladda federalka Soomaaliya.











