SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM
Kusimaha Guddomiyaha ahna Guddomiye Xigeenka Xisbiga Midnimda Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Maanta Shir jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Muqdisho waxa Uu Kaga war Bixiyay Shirka lagu Soo gabagabeeyay xarunta Xalane oo Lagaga Hadlayay Sidii Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ey uga Qeyb Qaadan lahaayen Sidii Loo Ansixin Lahaa dastuurka Muranka Adag Ka Taagan yahay Ee Qabya Qoraalka.





