Guddomiye Ku Xigenka Xisbiga Jamhuuriga Cali Max’ed nuux ‘Tima Jilic Oo Maanta Shir jaraa’id Ku qabtay Xafiiska Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed.

0
1022

SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM

Kusimaha Guddomiyaha  ahna Guddomiye Xigeenka Xisbiga Midnimda Jamhuuriga Soomaaliyeed oo Maanta Shir jaraa’id Ku Qabtay Xafiiskiisa Muqdisho waxa Uu Kaga war Bixiyay Shirka lagu Soo gabagabeeyay xarunta Xalane oo Lagaga Hadlayay Sidii Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ey uga Qeyb Qaadan lahaayen Sidii Loo Ansixin Lahaa dastuurka Muranka Adag Ka Taagan yahay Ee Qabya Qoraalka.


(Halkaan Ka Dhageyso)