Shir looga hadlayay xuquuqda saxafiiyinta soomaaliya, oo lugu qabtay xafiiska unpos muqdisho

0
489


SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM

Kulanakan ee soo qaba qaabisay xafiiska unpos iyo wasaradaha warfaafinta iyo dastuurka  oo loga hadlayay aya xaquuqda  saxafiyeenta iyo saxafda sida ee uga qeyb qaadan layaheen an sixinta dastuurka.

waxaa ka soo qeyb galay  wasiiro ka tirsan xukoomada kmg soomaaliya agaasimayaasha idaacadaha iyo tv-yada, Urada saxafada iyo masuuliyiin ka tirsan xafiiska siyaasada unpos .

waxaa ugu horeen kulanka furay ku simaha ra’isulwasaaraha ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha cabdi wahaab ugas qaliif ugaas rooble waxaa una sheegay in la ilaali doona xaqooqda saxafda soomaaliyeed wuxuuna bahda saxafada kula dardaarmay ineyu istaagaan sidii looga gudbi lahaa kumeel gaar laguna ansixin lahaa dastuuraka.

sidoo kale waxaa goobta ka hadlay wasiirka warfafin boosta iyo isgaarsiinta c/qaadir nuur maxamed jahaweyn wuxuna tilmaamay ina saxafada soomaaliya usoo dhawar adeekeen sidey u Heli lahayeen xaqooqdooda waxaa uuna  wasarada dastuurka ugu baaqay iney nuqolka ka mid ah dastuurka la siiyo saxafad sida loo dhowro xuquuqdoodakulan ayaa muda 2 maalmood ka socan doona xarunta xalane ee magalada mugdisho.

Xafiiska Warqabadaka Warsom.com
Muqdisho,Somaliya.