Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-shabab Ayaa Sheegeen In Ay salaadda Maqribka Ee Xalay Gubeen Gaari Ay Sheegeen In Ay Lahaayeen Ciidamada AMISOM Ee Shalay Kula Dagaalameen Wadad Isku Xerta Muqdisho Iyo Afgoye Gaar Ahaan Degmada Deyneele
Sidoo Kale Masuulkaani U Hadlay Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay in guutooyinka Madaafiicda iyo kuwa jugta culus ee Xarakada Al-shabaab ay gubeen gaari ay lahaayeen Ciidamada AMISOM Gaarigan oo nuuciisu yahay cagaf cagafta Islamarkaana ay Ciidamada AMISOM ay u adeegsadaan difaac dhigista ayaa Maqribnimadii Xalay ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab la heleen saalbo B10 ah oo garabka laga riday, iyadoona uu ka haleelay qeybta hore ee gaariga
Sida Uu Sheegay Masuulkaasi u Hadalay Xarakada Al-shabaab.
Gaarigaan Oo Ay Noociisu Ku Sheegeen Xarakada al-shabaab in uu yahay Cagaf cagaf islamarkaan ay ku gubeen
dagaalkii shalay ka dhgacayay Duleedka magaalada muqdisho iyo waliba degmada dayniile ayaan wax xaqiijinaya ama hadal ku aadan in ay xaqiiqtahay in ay gaari ka gubeen Ciidamada AMISOM auaan ka soo bixin Dhanka AMISOM
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)




