Hadalkan oo ay Jeediyeen Madaxda Xisbiga Wadajir Waxa ay kaga Hadleen Siminaar Nabadeed oo U Socdey Xubno Xisbiga Kamid ah Lana Xiriirey Habka Dawlad Wanaaga Iyo Maamul Wadaaga Taas oo Ciidamada Amnigu Joojiyeen iyadoon Cidina Garaneyn Sababta Ka Danbesa ee Dhageyso Waakan Hadalki Madaxdu Ka Jeediyeen Banaanka Hore ee Hotelki Siminaarku Ka socdey Kadib Markii Loo Diidey in ay Gudaha Hotelka Galaan.











