Madaafiic Xoogan Oo Ay Xarakada Al-shabaab Ku Weerartay Fariisimo Ay Kenya Ku Leedahay G/ J/ Hoose

0
496

Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom

gobolka Jubada Hoose Dad Deegaanka ah Ee Ku Nool Qooqaani ayaa sheegay in ay maqlayeen saakay oo dhan madaafiic xoogan oo kusoo dhaceysay duleedka deegaanka gaar ahaan fariisimo ay duleedka magaalada ku leeyihiin ciidamada Kenya Islamarkaana ay Xarakada Al-shabaab La Dheceen Madaafiic aad U Farabadan.

Sidoo kale j madaafiic xoogan oo ay tuurayeen ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya oo ahaa jawaab kuwaasi oo ay la eeganayeen meelaha laga duqeynayey sida ay inoo sheegeen dad goob joog ah Ee Ku Sugnaa Goobtaasi.

Ilaa iyo Haatan Lama oga qasaaraha ka dhashay duqeymaha ay maanta isku weydaarsadeen duleedka deegaanka Qooqaani ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab Oo Iyana Qeyb Ka Jooga Deegaanadaasi.

Majo. Emanuel Chirchir

Sidoo Kalle Mr. Chirchir wuxuu tilmaamay in ay ku bur buriyeen duqeyntaasi saanado ay lahaayeen Al Shabab islamarkaana ay ku dileen dagaalyahano badan oo ka tirsan Al Shabab.

Dhanka Kale Xarakada Al Shabaab Ayaa Iyana wali Ka hadlin sheegashada Kenya Ay Sheeganayeso In Ay Qasaaro Ba’an U GHeesatay Dagaaluyahana Al-shabaab,

Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

afhayeenka milatariga Kenya oo la hadlay wakaalada wararka dalka Shiinaha ee Chinwua ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ay Jimcihi lasoo dhaafay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen dagaalyahano badan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay jab weyn ku gaarsiiyeen Sida Uu Sheegay.Wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in Xarakada Al shabaab ay maanta hoobiyaal ku duqeeyeen fariisin ay ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada ku leeyihiin deegaanka Qooqaani Ee Gobolkaasi J/Hoose.