Khilaaf U Dhaxeeya Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyed iyo La Taliyaha Amniga ee M/weynaha oo Soo Shaac Baxaya.

0
589

Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoogan oo soo kala dhaxgalay taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdiwali Jaamac Xusseen Gorod iyo taliyaha dhinaca Amniga ee madaxweynaha Cabdi Saciid Muuse.

Khilaafkan ayaa salka ku haya arrimaha Isbedelka la doonayo in lagu sameeyo ciidamada Xoogga dalka, iyadoo arintaasi Gorod iyo Cabdi-Saciid ay isku qabteen qaabka loo wajahayo.

Akhriso Qoraalo iska soo horjeeda oo ka soo baxay labada mas’uul :

Qoraalka la taliyaha madaxweynaha

warsom2011@gmail.com