Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Qarax Xoogan islamarkaana khasaare Ba’an gaystay ayaa waxa uu maanta ka dhacay agagaarka Buundada xamarjajab ee Gudaha magaaladatani Muqdisho
Qaraxaan Miinada Laga hago Meelaha Fog Fog Islamraana Ah nooca Dhulka Lagu Aaso ayaa waxa Doonayay In lala beegsado Gaari nooca raaxada ah oo ay wateen Ciidamada Dowladda TFG-da Soomaaliya balse Aanan Lala helin
Waxaana inta laxaqiijiyay qaraxaasi Miinada ah ku dhaawacmay 3 Qof Oo Rayid ah islamrkaana ahaa caruur Balse waxaan jirin wax dhimasho ah oo goobtaasi ka dhacday
Kadib Qaraxaasi waxa goobta soo gaaray Ciidamo katirsan Dowladda TFG-da oo halkaasi ka sameeyay howlo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay qaraxaasi islamarkaana meesha ay ka kaxeeyeen Dadkii ka agdhawaa Markii uu qarxa Ka dhacayay Meeshaasii.
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)




