Cobolka Geddo oo Diyaarado aan astaan lagu garto laheyn ay Duqeyn ka geysteen.

0
573

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen kolonyo ay leeyihiin Al-Shabaab oo maraayay degaankaas.

Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo Cabaas Ibraahim Guray ayaa u xaqiijiyay warbaahinta duqeyntaas, waxaana uu sheegay in lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Ugu danbeyntii, duqeynta ayaa ka dhacday meel u dhow deegaanka Ceelcadde waxaana ay diyaaradaha dagaalka ay beegsadeen Kolonyo ay la socdeen Al-Shabaab sida ay sheegayaan Saraakiisha dowladda.

warsom2011@gmail.com