PROF: JAWAARI oo ku guuleystey gudoomiyaha barlamaanka Soomaalia(akhriso codadka la kala heley).

0
543

Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.

Wareegii hore waxaa doorashada ku tartamay Prof Max’ed Cismaan Jawaari, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, C/fitaax Max’ed Geeseey iyo Idir Aadan Dhatar.

Guud ahaan tirada codeysay ayaa ah 259, halka labo cod oo ka mid ah ay xumaadeen.

Hadaba waxaa ay musharixiinta codadka u kala helleen sidan :

=

·         Pror Max’ed Cismaan Jawaari  [141 cod]

·         C/rashiid Max’ed Xidig       [ 97 cod ]

·         C/fitaax Max’ed Ibraahim Geeseey [17 cod]

·         Idir Aadan Dhakhtar           [2 cod]

 

Ugu danbeyntii, waxaa natiijada ku dhawaaqay guddoonka KMG Cismaan Cilmi Boqore oo halkaa ka sheegay in Prof Max’ed Cismaan Jawaari mar kale noqonayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

warsom2011@gmail.com

hormuud-logosalaam-bankbeccotabaarak