(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com
C/wali Maxamed Cali (Gaas) Oo ah Ra’iisu wazaaraha soomaaliya ayaa ka hadlay dhinacyada nabadda, gargaarka iyo siyaasadda ee dawladda Somalia, isaga oo codsaday taageero in la siiyo Xukuumadiisa
Cabdiwali Maxamed Cali ayaa ka hadlay dhinacyada nabadda, gargaarka iyo siyaasadda ee dawladda Somalia, isaga oo codsaday taageero si ay xukuumaddiisu awood ugu hesho in mas’uuliyadaha horyaalla ay muddada sanadka ah ee u hartay ay ku dhameystirto.
Hadalka Ra’iisal Wasaaraha iyo ka Ergeyga Gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia, Augustine Mahiga oo isna Golaha Amaanka hadal ka jeediyey ayaa waxa ay ku soo aadeysaa Xilli uu Gaas Safaro Kala Duwan Ku Soo Kala Maray Qaar ka mid ah Dalalka Caalamka Iyo waliba Gobolada Dalka Soomaaliya
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )




