In kabadan 7 madfac oo qoriga Hoobiyaha ah ayaa kusoo dhacey xaafada Buulo xuubey kuwaasoo aan la aqoon ujeedada ka danbeysa iyo cidda soo rideysa iyadoo aysan jirin wali cid sheegatey .
Wali lama oga qasaaraha ay geysteen iyo goobaha ay ku dhaceenba waxaanse idiin balan qaadeynaa hadii allejdmo waxaan idikkugu soo gudbineynaa wararka shabakada wararka WARSOM insha allaah.