Caleema saarka Ugas Xasan Ugas Khaliif oo maanta la shaaciyey.

0
609

Gudi gaar ah oo loo saaray inay kasoo talo-bixiyaan xiliga la qabanayo Munaasabada Caleemo-saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa kulamo ay Magaalada Beledweyne ku yeesheen kaddib, waxay ugu dambeyn maanta ku dhawaaqeen waqtiga uu dhici doono Caleemo-saarka Ugaaska.

Guddiga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in 25ka bishan July lagu Caano-shubi doono Ugaaska Xasan Ugaas Khaliif oo horay loogu dhawaaqay inuu yahay Ugaaska beesha Xawaadle.

Ugu dambeyntii, Guddigan ayaa guud ahaan dubabka dhaqanka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka soo Qeyb-galaan Munaasabadda Caleemo-saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

DAAWO: Muuqaal Guddiga oo ku dhawaaqaya Xilliga Caleemo-saarka Ugaas Xasan:

warsom2011@gmail.com

tabarak234beco2salaam bank