Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
ganacsatada soomaaliyeed ee wadanka south africaka oo ceeb iyo wajigabax iyo suaalo Is ka weeydiiyaan muwaadiniinta wadanka south africka ee ka Dukaameysta
kadib abaar xoogan ee ku dhufatay koofurta soomaaalia ayaa waxaa durba ku soo jiheestay soomaaliya indhaha caalamka iyadow la sheegay in ka sii darantahay abaartii ku dhufatay gudaha wadanka soomaalia sanadii 192 hadaba wadanka southafiricka waxaa ku sugun soomaali aad u badan oo halkaa ku leh ganacsi isa sootaraayo laakiin halka muwaadiniinta soomaaliyeed ayaa wxaa ee kala kulmeen wadanka southafricka tacadiyo kala duwan oo iskuugu jiro dhimasho dhaawac boob hantiyadeed hasa ahaatee waxaa iminka ka daran oo siween u ceebsadaan dhibaatooyinka abaaraha ku heesata shacabka ka soobarakacay gobolada koofurta soomaali taasi taasi ayaa waxaa ka danbeesay ka dib markii warbaahinta kala duwan ee wadanka southafrica ee koox gabdho wariyayaal ee u direen caasimada soomaalia ee muqdisho si ee u soo tabiyaan shixnad mucaawino ah iyo dhaqaatiir iyo dawooyin ee ugu deeqday soomaalida la tiiceesa abaarta baahsan ee ka jirto tvga wadanka sbc ee hoostaga dowlada wadanka South Aficka iyo tvga sida qaaska loo leeyahay capetown tv ee soo tabiyeen gabdhaha wariyaasha ee loo diray halkaa muuqaalo shaqsiga soomaaliyeed iyo shaqsi walbo uu la ilmeenaayo sida caruur la dhimanaayaan gaaji nafaqadaro iyo dad la tiicaayo abaarto oo daruuf aad u daran ee ka muuqato midka mid ah dhalinyarada ka ganacsato magaalo xeebeeddka capetown kuna leh daar ganacsi oo aan kula sheekeestay daartiisa ganacsi ayaa iiga sheekeeye qiso qabsatay 2maalin ka hor kadib markii uu subax asagow furay dukaankiisa ee u timid haweeneey kamid ah macaamiisha dukaanka oo ilmeeneso kagadaal tvga sbc oo markaa ka siibaxay warka subaxnimo oo saxafiyad reer southafricka oo oo ka soo tabisay duleedka muqdisho xerada baddbaado dad la macluulsan gaajo iyi sawiri ee sii eegankarin indhaha baniaadamka wiilkaa ayaa asagana ii sheegay in uu iscelinwaaye oo la ilmeeye gabadha marna uu dareemay xishood maadaama dadka dhibaateesan ee yahiin dadkiisa isku soo duub soomaalida reer South Africa ayaa aad ugu muragsan xaalada dadka soomaaliyeed ee isla la gacanta iyo afka xili lagu guda jiro bisha barakesan ee ramadaan
W/D:cabdirasaaq aadan nuur Sout Africka capetown
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)




