Culumaa’udiinka Ahlusunna Oo Ka Warbixisay Shirkii Caabudwaaq

0
1364

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

Shiikh Axmed Sh. C/llaahi Max’uud Oo Ah Gudoomiyaha Gudoonka Shirweynaha Looga Hadlayo Qilaafka Soo Kala Dhexgalay Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca Ayaa Waxa uu Ka HAdlay Ujeedada loo Qabtay Shirkaasi

Gudoomiyaha Gudoonka Shir Weynaha Sh.Axmed Sh. C/llaahi Ayaa Sidoo Kale Waxa Uu Faah Faahin Dheeraad Ah KA Siiyayay Shabakada Wararaka Soomaaliyeed Ee WarsomShirkaasi Lagu Qabtay Magaalada Caabudwaaq

Waxa Uu Sheegay Sidoo AKel Gudoomiyaha Shirweynaha Culumada Ahlusuna waljamaaca In Ay Shirkaasi Ay Ka So Bexeen Qodobo Wax Tar U AH Dhamaan Hogaanka Ahlusunna Waljamaaca oo Maalmahaanba Qilaaf Aad U Baahsan uu Saameeyay

Qodobada Ka Soo Baxay Shirka Oo Socda Maalintii 5aad Ayaa waxa uu Ku Sheegay In ay Gaarayaan Ilaa Iyo 3Qodob Oo Uu Sheegay In Ay Isku Raaceen Dhamaan Madaxda KA Soo Qeybgashay Shirkaasi

1In ay Soo Afmeereen Dhamaan Qilaafkii U Dhexeeyay Guud Ahaan Maamulada Iyo Waliba MAsuuliyiinta Ahlusuna Waljamaaca

2In ay Sameendoonaan Maamulo Cusub Ku waasi Uu Sheegay In ay Kormeeri Doonaan Dhamaan Goobaha Ay Ka Tliyaan Ahlusuna waljamaaca

3Qodobka Ugu Dambeeyo Ayuu Ku Sheegay Gudoomiya Inay TalaaboKa Qaadidoonaan Maamulkii Lagu Arko In Uu Jabiyay Amarada KA Soo Baxay Shirkaasi

Hadalkaani ka soo Baxay Ahlusunna waljamaaca ayaa waxa auu Ku Soo Beegmayaa Xilli Ay Dowlada Soomaaliya Guud ahaanba ay Xaqiijisay Amaanka Magaalada Muqdisho Iyo Waliba Gacan ku Heynteeda

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)