Mid ka mida musharixiinta Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay doorashada Gudoonka Baarlamanaka Maamulka Galmudug oo maanta ka dhacay Magaalada Cadaado
Musharax Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay ahayd howl weyn oo maanta lasameeyay tusaalana u ah Mamaulka Galmudug ee gobolada Mudug iyo Galgaduud
Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan howlo badna oo looga fadhiyo in uu ka qabto deegaanda Goboalda dhxe gudoomiyaha la doortay.




