Mid Ka Mid Ah Musharaxiinta G/Dhexe Oo Soo Dhaweeyey Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Gal-Mudug.

0
481

Mid ka mida musharixiinta Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay doorashada Gudoonka Baarlamanaka Maamulka Galmudug oo maanta ka dhacay Magaalada Cadaado

Musharax Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay ahayd howl weyn oo maanta lasameeyay tusaalana u ah Mamaulka Galmudug ee gobolada Mudug iyo Galgaduud

Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan howlo badna oo looga fadhiyo in uu ka qabto deegaanda Goboalda dhxe gudoomiyaha la doortay.