Daawo Somaliland oo soo bandhigay tiro kamid ah gaadiidkii dagaalka ee waday markabkii Berbera ku xirtay

0
468

Saraakiisha Maamulka Dekada berbera ee Somaliland ayaa soo bandhigay tiro kamid ah gaadiidkii ku rarnaa Markabkii ku xirtay Dekada BerberaSaraakiisha ayaa saxaafada usoo bandhigay ilaa 5-gaari oo kala nooc ah kuwaasi oo aan lagu arag qaarada africa islamarkaana noocooda uu yahay kuwa loo adeegsado dagaalada waaweyn.

Maamulka ayaa sheegay inay weli ku mashquulsan yihiin baaritaanka Markabka iyo qalabka uu sido, waxa ayna balanqaaden inay soo bandhigi doonaan inta harsan