Qaraxaani ayaa Caawa Fiidkii Laga Maqlay Inta Badan Degmooyinka Gobolka Banaadir Iyadoona Sida La Sheegay Uu Ka Dhacay Hoteel Malayka Oo Ku Yaalo Degmada xamar Weyne Ee Gobolka Banaadir
Lama Oga Ilaa Iyo Haatan Qasaaraha Ka Dhashay Qaraxaani Maadaama Ay Tahay Xili Habeen Balse Hadey Jiraan Qasaaro Uu Sababay Qaraxaasi Kala Soco Wararka Dambo Ee Warsom.com.




