wararka somaaliya
marwo caasho gacanta lagu dhigay xili ay doonaysay inay kasoo baxdo degmada Balcad, waxaana la sheegay in xarkada mujaahidiint Al Shabaab ay kala dageen gaari ay saarneyd oo kusoo jeeday Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la’ogayn ilaa iyo iminka halka ay la aadeen.
halka wararka qaarna ay sheegayaan in Marwo Caasho Cismaan Caqiil xilka loo magacaabay ka war heshay saaka, isla markaana ay horay ugu diiday soo jeedin iyo dalab ku aadanaa in xilkaas loo magacaabay oo shaqsiyaad kala duwan ay u wadeen.
Hase ahaatee Marwo Caasho oo mudooyinkan ku sugneyd degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa saaka tagtay Saldhiga degmada ee ay gacanta ku heyso Al-Shabaab, iyadoo ku wargelisay in aysan xilkaas ka war heyn, wax shaqo ahna ku laheyn.
si kastaba ahaatee waxaan jirin wax war ah oo kasoobaxay Saraakiisha Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab oo ku aadan arintaani hase ahaatee wixii ku soo gordhaa waan idin soo gudbin do
onaa
wararka ay kaheleyso wakaalada warsom dagmada deyniile ee gobolka sh/hoose ayaa waxey xaqiijinayaa in duhir nimadii maanta ay gacanta kudhigeen ciidamo kadirsan xarkada mujaahidiinta alshabaab wasiirada Haweenka iyo arimaha qoyska Marwo Caasho Cismaan Caqiil.wasiirada haweenka oo xalay loo magacaabay ra`iisal wasaare gaas ayaa waxa kasooobaxaya warar is qilaafsan wararka aynu heleeno qaar ayaa waxa ay sheegayaan in
warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com
Soomaaliyeed ee Warsom
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111





