Dawlada KMG oo kudhawaaqday golaha wasiirada aqraso magcyada iyo beelaha ay ka soojeedaan

0
629
 
 

 

wararka somaliya

Aqristayaasha wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom waxaan u soogudbineynaa magacyada iyo qabiilada ay kasoojeedaan golaha wisiirada cu sub ee sanadkan oo xalay lashaaciyay

Maxaad ka taqanaa Wasiirada uu magacaabay Ra’isal wasaaraha DKMG Qabiilada ay Ka soo jeedaan Sidoo kale Mala socotaa In dhamaanba ay Wataa Dhalashooyin kale

hadaba halkaan ka akhriso dalalka ay u dhaarteen inay yihiin iyo qabiiladooda. Waana Xog Muhiim ah oo aan Laga Tilaabsan karin

1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)
Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal,

2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim
 Waxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Raxanweyn ,Digil,Dabare

3- Mudane Xuseen Carab Ciise
 Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga,Isaaq Garxajis

4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif 
Waxaa loo magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.Waa Daarood,Ogaadeen

5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.Waa Hawiye Habargidir, Ceyr,

6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.Daarood,Mareexaan ,reer Siyaad.

7- Marwo Caasho Cismaan Caaqil

 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska.
8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha,Waa Raxanweyn,Mirifle,Leesaan.

9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf 
Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka,Dir Faqi Muxumud

10- Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta,Waa Hawiye Murusade

11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga,Waa Isaaq

12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda-

13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha –

14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta,Waa Daarood,

15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar

 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska,Waa Reer Xamar reer Suufi-.
16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka,Waa Hawiye Gaal jecel

17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim
 Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.Waa Daarood Dhulbahante

18- Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre

 

Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga.Hawiye,XawaadleWaxaan kacudr daaaraneynaa in aanhelin beelaha qaarkamid ah wasiirada hadaad heysaan noogu sootirciwaanka hoos ku qoran

 

warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com

Soomaaliyeed ee Warsom

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111