(War Deg Deg Ah) Web Masterka Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Maxamuud Maxamed Daahir Carab Oo Shir Qool Lagu Xiray

0
827

Wararka Soomaaliya

Web Masterka Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom Maxamuud Maxamed Daahir Carab oo shir qool caawa ugu xiran saldhiga Afar irdood ka dib markii ay shir qooleen qaar ka mid ah saxafiyiinta u adeega warbaahinada Soomaaliya

Xilli Saakay uu jiifay gurigiisa aya waxaa soo tel ka soo wacay rag isagu garanayo ka dib goobta ay ku balimiyeen marka uu tagay ayay ku dalbadeen askarta TFG-da kuwaa oo keenay saldhiga Afar irdood uu Taliye Sare ka yahay Cali Xirse Bare Cali Gaab

Wariyayaasha shir qoolay Maxamuud Maxamed Daahir Carab ayaa ahaa Agaasimaha Radio Kulmiye C/laahi Cusmaan Guure iyo wariye u sheega Radiyaha ku hadlaha Afka Dowladda Wariye C/casiis Afirka

Ma ahan markii ugu horeysa oo fal la la kaco saxafi mana lala fileynin in ay shirqoolayaan saxafiyiintaan saxafi walaalkooda oo kala ah

 

 

 

warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com

Soomaaliyeed ee Warsom

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(

 

info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com